Geeljire

This user hasn't shared any profile information

By Geeljire On Thursday, September 14th, 2017
0 Comments

Dawladda Somaliya iyo hay’adda hawada maamusha oo ku heshiiyey in hawada Somaliya Somaliya lagu wareejiyo

Mountreal (BMC)-Dawladda Somaliya iyo hay’adda qaramada midoobay u qaabisan maamulka hawdasare ayaa ku heshiiyey in mamaulka hada Somaliya oo in badan gacankale ku jiray lagu wareejiyo Somaliya sidaana waxaa More...

By Geeljire On Thursday, September 14th, 2017
0 Comments

Suuqyada magaalada Hargeysa oo laga dareemayo buuq iyo sawaxan la’aan iyo dhaqaalihii oo ku xasilay jeebadaha dadkii qaadka cunijiray markii qaadkii la waayey 3dii cisho ee la soo dhaafay

Hargeysa (BMC)-Magaalada Hargeysa ayaa laga dareemayaa daganaansho maskaxeed iyo mid maaliyadeed-ba tan iyo maalintii 3-aad markii aanu wax Jaad ahi soo galin suuqyada  magaalada oo ay dadkii qaadka cunijiray heleen More...

By Geeljire On Wednesday, September 13th, 2017
0 Comments

Bandhigga macradka aqoonta iyo buugaagta Muqdisho oo ka furmay caasimadda Muqdisho ee xarunta Somaliya (Sawirro)

Muqdisho (BMC)-Bandhigg aqooneedka buugaagta ayaa ka furmay isla caasimadda Muqdisho waxaana lagu wadaa inay xafladda furitaanka Buugaagtaasi ka soo qaybgalaan dadweyne farabadan oo ay qaarkood ka imanayaan dalka More...

By Geeljire On Wednesday, September 13th, 2017
0 Comments

Dabley hubaysan oo aan ilaa hadda haybtooda la aqoonsan oo haweeney dhuxusha ka ganacsanjirtay ku dilay xaafadda Yaaqshiid ee Muqdisho

Muqdisho (BMC)-Kooxahu Bastoolado  iyo qoryaha kale ku hubaysan ayaa xalay xaafadda Tawfiiq ee degmada Yaaqshiid ee Bobalka Banaadir ku dilay, kooxdan hubaysani waxay haweenaydaa ku shaq shaqeen Bastoolad kadibna More...

By Geeljire On Tuesday, September 12th, 2017
0 Comments

Dawladda Turkiga oo dalka Ruushka ka iibsanaysa Gantaalaha riddada dheer ee habka difaaca cirka loo adeegsado

Stambuul (BMC)-Dawladda dalka Turkiga ayaa dalka Raashiya ka soo iibsatay gantaalaha mucjisada ah ee loo adeeggsado habka ilaalinta hawada sare iyo difaaceeda, qiimaha hubkan ay labada dal kala iisanayaan ayaa la More...

By Geeljire On Tuesday, September 12th, 2017
0 Comments

Xafladd ballaadhan oo lagu soo dhaweynayey filshada sanadka cusub kii tagayna lagu sagootinayey oo lagu qabtay magaalada Jigjiga

Jigjiga, (cakaaranews),isniin, 11ka September, 2017.  Waxaa xalay  ka qabsoontay barxada wayn ee madasha shirarka qaryaan dhoodaan ee caasimada deegaanka xaflad   si meeqaam sare ah loo soo agaasimay oo lagu More...

By Geeljire On Tuesday, September 12th, 2017
0 Comments

Golaha Amaanka oo cuno-qabatayn horeleh ku soo rogay dalka Kuuriyada waqooyi

New yourk (BMC)-Goalaha Ammaaanka ayaa isku raacay si aan kala hadhlahayn cuno qabatayn nolosha ku sii adkaynaysa dalka waqooyiga Kuuriya si aanay u sii awoodin inay sii waddo hormarinta hubkeeda Nuclear-ka ah ee More...

By Geeljire On Monday, September 11th, 2017
0 Comments

Wariye Maxamuud Cabdi Cali Ducaale oo xafiiska Xeer -iaalinta Hargeysa u gudbiyey dacwadd ka dhan ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani

Hargeysa (BMC)-Wariye Maxamuud Cabdi Cali Ducaale ayaa xeer-ilaalinta Gobalka Maroodijeex goordhawayd u  gudbiyey dacwadd ka dhan ah  Afhayeenka xisiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, More...

By Geeljire On Monday, September 11th, 2017
0 Comments

Dooddii mudanayaasha aqalkasare ee arrinta Qalbi dhagqax maanta Muqdisho uga furmi lahayd oo dib loo dhigay kadib markii ajandihiisa laysku khilaafay

Muqdisho (BMC)-Kala-fadhigii maanta kuga furmilahaa mudanayaasha aqalka sare ee Somaliya yaa lagu kala dareeray ka dib markii ay mudanayaasha aqalkaasi isku aragti ka noqon waayeen qodob kamid ahaa ajandaha lagag More...

By Geeljire On Monday, September 11th, 2017
0 Comments

Mukhtaar Roobow oo dhawaan xukuumadda Somaliya isu soo dhiibay ayaa la sheegayaa inuu Baydhabo tagidoono maalmahan soo socda

Muqdisho (BMC)-Wararka laga helayo ilo wareedyo looga qaateen ah ayaa sheegay in uu Hogaamiyihii kooxaha qaraxyada horey uga tirsanaa ee Mukhtar Roobow Cali Abu Mansuur oo dhawaan bishiihore xukuumadda Somaliya More...