Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Kulan Qado Sharafeed Ah Ku maamuustay Safiirrada Somaliland dibadaha U jooga (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland Ayaa Casuumadd Qado Sharfeed ahayd Ku maamuustay 12 Safiir Oo Kamida Kuwa Somaliland u matalaya Waddamada Dibadda, Xubnaha Safiirrada ah Ee Kulankaasi Qado-sharafeekda ahayd Loo sameeyey Waxaa Kulankaasi Kala soo Qaybgalay Wasiirka Wasaaraddaasi Dr Sacad Cali Shire,Wasiir ku xigeenka Kayser Cabdillaahi,Agaasimaha More...

by Geeljire | Published 7 hours ago
By Geeljire On Saturday, November 18th, 2017
0 Comments

Degdegg: Halkan Hoose ka Daawo Xisbiga Waddani Oo Aqbalay In dib Lootiriyo Codadka Sanaaduuqdii Degmada 26 JUNE Iyo Gebilay Koomishankuna Cabashooyinkoodii Tixgeliyaan

  Hargeysa (BMC)-Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani  Ayaa Ogolaaday In dub loo Tiriyo Codadka Sanaaduuqdii Degmada 26 June iyo Gebilay sidaana waxay labada dhinac ku sheegeen Shirjaraa’id oo Ay Goordhawayd More...

By Geeljire On Saturday, November 18th, 2017
0 Comments

Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Ka doodaya Kiiskii Cabdi-kariim Qalbidhagax iyo Warbixin laga dhagaysandoono Guddigii Loosaaray Kiiskaasi

Muqdisho (BMC)-Mudanayaasha Aqalka-hoose {Wakiillada” Somaliya Ayaa lagu Wadaa Inay Maanta Ka doodaan Kiisii Cabdikariim Qalbidhagax Oo Bishii AUGUST Ay Dawladda Somaliya u dhiibtay Dalka Itoobiya Halkaasoo More...

By Geeljire On Friday, November 17th, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Xabsiguriga Guriga Ku jira Ee Dalka Zimbabwe Ropert Mugabe Oo Tan iyo Arbacadii Ka soo Muuqday Meel-fagaare ah

Harare (BMC)-Madaxweynaha Xabsi Guriga Kujira Ee ROPERT Mugabe O waayanada Xabsiguri  ku ahaa Gurigiisa Ayaa maanta Oo Jumcahayd ka soo Hor-muuqday Shaashadaha Kaamirooyinka Waxbaahiya Ee Dalkaasi Zimbabwe,Mr Mugabe More...

By Geeljire On Thursday, November 16th, 2017
0 Comments

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dhagarqabihii Gabadha Boosaaso Ku Toogtay Oo Kismaayo Lagu soo qatay

Kismayo (BMC)-Dhagarqabe  Cabdirisaaq Warsame Axmed Oo 27/10/2017 keedii Gabdh Somaliyeed Ku xadgudbay Kadibna Markay Iska caabsay isagoo doonayey inuu Faraxumeeyo Xunta Taranka Xabadd kaga dhuftay Ayaa lagu Soo More...

By Geeljire On Wednesday, November 15th, 2017
0 Comments

Ciidamadii Dalka Milatariga Zimbawi Oo Afgambi Aan Dhiigg ku daadan Kulawareegay Dalkaasi Iyo Madaxweynihii Xunka haysatay Oo Xabsi-guri la galiyey

Harare (BMC)-Ciidamadii Milatariga Dalka Zimbawi Ayaa Afgami Aanu Dhiigg ku daadan Ku qabsaday Xukunkii Dalkaasi,Saraakiisha Milatarigu Waxay Talada Dalkaasi Kula wareegeen Si aan Rabshad iyo Dagaal-toona lahayn More...

By Geeljire On Tuesday, November 14th, 2017
0 Comments

Tirinta Codadkii Sanaaduuqda Doorashadii Shalay ka Dhacday Somaliland Oo Gabogabo Maraysa Iyo Hanka Filashada 3 da Musharrax

Hargeysa (BMC)-Tirinta Sanaaduuqda Codadkii Ay dadweynaha Reer Somaliland Ka dhiibteen Doorashadii Shalay dalka ka dhacday,warar Aan ka fogeyn Xarunta Guddiga Doorashooyink Ayaa Sheegaya inay Soo xeroodeen intii More...

By Geeljire On Saturday, November 11th, 2017
0 Comments

Suldaanka Guud Ee Beesha Reer Fiqi-cumar “Sheekhaash”,Waxgaradka Iyo Odayaasha Beesha iyo Wasiiru-Dawlaha Aminiga Somaliland Oo Kulan ku Yeeshay Hotelka Maan-soor Ee Hargeysa(Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Suldaanka Guud Ee Beesha Reer Fiqi-cumar (Sheekhaash) Suldaan Mukhtaar Suldaan Maxamed Daahir Suldaan Cabdullaahi Mursal Oo ay Wehelinayaan Odayaasha iyo Waxgaradka,aqoonyahanka Beesha iyo Wasiiru-dawlaha More...

By Geeljire On Saturday, November 11th, 2017
0 Comments

Xukuumadda Somaliya Oo War-cadd ka soo saartay Arrimaha Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho (BMC)-Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka waramay amaanka garoonka dayuuradaha Aadan cadde oo maalmahan More...

By Geeljire On Saturday, November 11th, 2017
0 Comments

Xarunta Xuquuqal Insaanka Ee Fadhigeedu yahay Hargeysa Oo walaac ka muujisay Xaryiraadda Baraha Bulshada Ee Internet-ka

Hargeysa (BMC)-Gudida Heer Qaran ee Doorashooyinku waxaay ku amreen shirkadaha is-gaadhsiinta inay xayiraan baraha bulshada laga bilaabo 13 November 2017 ilaa inta natiijada doorashada lagu dhawaaqayo. Doorashada More...