Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre Oo xilka qaadis iyo Isbadalba ku sameeyey Qaarkamida Wasaaradaha Xukuumaddiisa

Muqdisho (BMC)-Ra’iisullwasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayrre Ayaa Xilkaqaadis iyo Isbadalba ku sameeyey Qaarkamida Golihiisa Wasiirrada Waxaanu Xalay Saqdiidhexe Soo Saaray Mr Khayrre Wareegtada Uu Isku badalkaasi Ku sameeyey Waxaana Kamida Wasiirrada Xilkoodii Waayey Wasiirkii Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar Axmed Waxaana Lagu Badalay Danjire More...

by Geeljire | Published 2 weeks ago
By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Hambalyo Meher Farxad Leh: Liibaan Maxamed Ibraahin-Dheere iyo Cabdiya Abiib Timo-cad Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Hargeysa (BMC)-Ayeeyo Sahra Aadan Qalinle iyo Carruurteeda oo kala ah; Maxamed Ibraahin Dheere, Xasna Ibraahin Dheere, Xasan Ibraahin Dheere, Foosiya Ibraahin Dheere, Ifraax Ibraahin Dheere, Amiira Ibraahin Dheere, More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Safiirka Jabouti U fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye

Hargeysa-(BMC)-Madaxaweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa Uu maanta Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiiska Dalka Jabouti U fadhiya Hargeysa Mr Xuseen Cumar Kawaaliye sidaana waxaa lagu Sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Oo Burisay Go’aankii Garsoore Ka tirsan Maxkamada Gobalka Banaadir Ku Fasaxay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdish (BMC)-Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xeer Madaxweyne Ku magaabay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qaarkood

Hargeysa (BMC)-Madaxweyne Muue Biixi Cabdi Xildiid ayaa Soo saaray xeer Madaxweyne Oo Uu ku magacaabay Qaarkamida Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Qaarkod iyo Hay’ado Madax banaan sidaana Waxaa lagu Sheegay More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/XM/249-11/012018

Hrgeysa (BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/XM/249-11/012018  uu ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha More...

By Geeljire On Tuesday, January 2nd, 2018
0 Comments

Aqalkasare Ee Odayaasha Baarlamaanka Somaliya Oo ka hadlay Weerarkii dhawaan Lagu Qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

Muqdisho (BMC)-Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Baarlamaanka Somaliya Ayaa Ka hadlay Weerarkii lagu Qaaday Guriga Uu daganyahay Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid,Shir-gudoonka Aqalkaasi Ayaa Maxkamadda Gobalka More...

By Geeljire On Sunday, December 31st, 2017
0 Comments

Ururka Waddaniga ah Ee Barwaaqo Oo Mashaariic ay ka Fuliyeen Tuulooyinka Xafar,Xagal Iyo Mawlowle Ku wareejiyey Bulshada Halkaa dagen (Sawirro)

  Xaagal (BMC)- Ururka Maxalliga ah Ee Barwaaqo Voluntary Organization  “BVO”Ayaa Bulshada Tuulooyinka Xaraf Iyo Xagal ku wareejiyey Balli  BiyoodWayn “Big wataer Dam” ay ka qodeen Ururkaasi Deegaanka More...

By Geeljire On Friday, December 29th, 2017
0 Comments

Horjoogaha Muran-Gobaleedka Galmudugg Oo Sheegay In loo Baahanyahay In Dib Loo soo Celiyey Shirkaddii Somali Airlines

Muqdisho (BMC)-Iyadoo uu soconayaan  dadaallada Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso dib u soo celinta hantidii ka maqnayd dalka,iyo dib u dhiska kaabayaashii dhaqaalaha,Madaxweynaha   Muran Goboleedka  Galmudug More...

By Geeljire On Thursday, December 28th, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Somaliland oo Dardaaran Qiiro leh oo Waddaniyadeed ku Gunaanaday Shirkii Wada-tashiga Golihiisa Wasiirrada

Hargeysa(BMC)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa galabta soo gabogabeeyey  shirkii  wada-tashiga Golaha Wasiirrada cusub uga socday afartii maalmood ee la soo dhaafay  Huteelka More...