Kooxdii degmada Waaberi oo xalay ku guuleysatay is reeb-reeka tartankii ciyaaaraha ee Gobalka Banaadir (Sawirro)

Muqdisho (BMC)-Kooxdii degmada Waaberi ayaa ku guulesatay ciyaartii ugu dambeysay ee xalay ka dhacday Garoonka kubadda ciyaaraha ee Stadium Kooni, ciyaartan oo dhexmartay labada kooxood ee Waaberi iyo Hodan waxaa u soo daawasho yimid dadaweyne farabadan oo ka socday degmooyinka xaafadaha Muqdisho, ciyaartan oo ay dadweynaha reer Muqdisho aad u xiisanayeen More...

by Geeljire | Published 2 months ago
By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

DEG-DEG: Man City Oo Warbixin Caafimaad Ka Soo Saartay Xaalada Dhaawicii Gabriel Jesus Ku Soo Gaadhay Kulankii Bournemouth

Kooxda Manchester City ayaa warbixin caafimaad ka soo saartay xaalada dhaawicii xidiga kooxdeeda ee Gabriel Jesus ku soo gaadhay kulankii Bournemouth, waxayna xaqiijisay in da’yarkan uu soo gaadhay dhaawac jabniin More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Tababare Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Ciyaartoyda Kooxdiisa Real Madrid Ee Kulanka Napoli, Ayaa Liiskan Ku Soo Baxay Ayaase Maqan?

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda kooxdiisa uu kala qayb gali doono kulanka lugta kowaad ee Champions Leaque-ga wareegiisa 16ka kooxood ee ay Real Madrid soo dhawaynayso More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Liverpool Oo Kooxaha Juventus Iyo Borussia Dortmund Ku Tartamaysa Saxiixa Gool Dhaliyaha Athletic Bilbao Ee Inaki Williams Oo Muddo Diirada U Saarnaa Klopp.

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa tan iyo xagaagii la soo dhaafay doonayay saxiixa xidiga orodka badan ee kooxda Atheltic Bilbao ee Inaki Williams, laakiin Liverpool ayaa tartan kala kulmaysa kooxaha More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

WARBIXIN: Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo Oo Markale U Tartami Doona Midka Horgaadhi Doona 100-Ka Gool Ee Champions Leaque-ga.

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa markale caawa iyo habeen danbe tartan xoogan u gali doona sidii ay ku gaadhi lahaayeen 100 gool ee Champions Leaque-ga. Labada xidig ee kubbada cagta ugu fiican ayaa markale More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Chelsea’s Conte says Costa is injured amid media speculation

LONDON, Jan 14 (Reuters) – Chelsea manager Antonio Conte confirmed top scorer Diego Costa missed Saturday’s 3-0 win over Leicester City through injury but declined to say if he expected his top scorer to be More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Giroud and Sanchez on target as Arsenal demolish Swansea City

* Arsenal ran riot to beat Swansea City 4-0 at the Liberty Stadium * The Gunners moved up provisionally into third place * Giroud put Arsenal ahead in the first half from close range * Cork deflected Alex Iwobi’s More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Malaysia delights in Mohd Faiz’s goal of the year award

Malaysian soccer fans heaped praise on Mohd Faiz Subri on Tuesday after the Penang FA player received the Puskas Award for the best goal of 2016 at a FIFA ceremony in Zurich. Mohd Faiz’s long-range, swerving More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Cristiano Ronaldo wins FIFA Best Player Award

Real Madrid striker Cristiano Ronaldo has won the first FIFA ‘The Best’ Award as he was named the best player at FIFA awards ceremony in Zurich Switzerland. Ronaldo beat to the award his rival Barcelona’s More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Muxuu Goolhayaha Bayern Munich Ee Manuel Neuer Uu Ka Yidhi Wararka La Xidhiidhinayay Kooxda Pep Guardiola Ee Man City?

Waxaa jiray warar xanta suuqa kala iibsiga ah oo muujinayay in tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola uu dhibaatada goolhayaha kooxdiisa ka haysta uu ku xalin doono Manuel Neuer oo ay ku soo wada shaqeeyeen More...