“Doonidan shiraaqii u go’ ee dakhalkii iimoobay. – Dusheedaynu wada saaranahay iyo dacaladeedaase – Haynala degtee jooga waa damacsanaydeene”

Doonida Somaliland, “Haynala Degtee Jooga, Waa Damacsanaydeen” 29 April, 2017. W.Q: Maxamed Haaruun Hargeysa (BMC)-Qofna ma jecla in hoygiisu dumo, iyo xataa in dulin ama cayayaan yaryari ku dhasho toona. Kolka ay sidaas tahay, ayna si waadix ah kuugu muuqato in xaalku u socdo jihadii aanad jeclayn, waajibku waa in aad wax ka qabato. Wax san sheegis, More...

by Geeljire | Published 4 months ago
By Geeljire On Sunday, March 12th, 2017
0 Comments

Taageeridda mudaaharaadkii Londan ee lagu diidanaa Saldhigga Milatari ee Imaaraadka laga siinayo Berbera Xisbiga Waddani miyuu ku saxsanaa? By Cabdiraxmaan Caydiid

TAAGEERIDDA MUDAHARAADKA LONDON (UK)… XISBIGA WADDANI MIYUU KU SAXSANAA? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)   Hargeysa (BMC)-Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan More...

By Geeljire On Saturday, March 4th, 2017
0 Comments

Bulsho Waxay Horumarkeeda gaadhaa Marka ay ka nooshahay maskaxda Iyo Muruqaba “Faalladii Maxamed Mato”

Hargeysa (BMC)-Bulsho Waxay Horumar Higsataa Marka Ay Tahay Mid Ay Nooshahay  Maskaxdooda Iyo Muruqooduba Xiligan Aynu Joogno Dalka Somaliland Waxa Ka Jira Baahi Aad U Weyn Oo Ah Baad Iyo Biyo Waxa Taa Barbar Socota More...

By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Xadhigga Xisbiyahanku Xall-maaha:Faalladii Liibaan Ismaaciil Buraale

Xukuumada ka dhalatay xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne Siilaanyo hogaaminaya waxay ku soo hana qaaday midaynta iyo isku haynta afkaaraha kala duwan iyo hufnaanta aragtida, dhaxalka ugu weyn ee Madaxweyne Siilaanyo More...

By Geeljire On Wednesday, February 15th, 2017
0 Comments

Taageerada Madaxweyne Farmaajo iyo tii lagu soo dhaweeyey doorashadii Sanadkii 2000 uu ku soo baxay Cabdi Qaasin Salaad Xassan xaggey iska shabahaan maxayse ku kaladuwan yihiin?

Taageerada Madaxweyne Farmaajo iyo tii lagu soo dhaweeyey doorashadii Sanadkii 2000 uu ku soo baxay  Cabdi Qaasin Salaad Xassan xaggey iska shabahaan maxayse ku kaladuwan yihiin? Hargeysa (BMC)Dawladd, nidaam, More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Khaatumo Succeeded By Accepting Failure. By Liban Ahmed

In January 2012 when Khatumo movement was established in Taleh district, its primary goal was to declare the 1998 agreement on which Puntland had been created null and void. It was an admission that the genealogy-based More...

By Admin On Tuesday, February 14th, 2017
0 Comments

Somaliland: Dalkeenow Maad Is Cadeyso? [Maqaal] W/Q:Maxamed Siciid Cagey

Dood kaftan ah oo dhex-martey niman aanu saaxiib nahey oo midkoodna magaalada Laascaanod ka soo jeedo, kan kalana magaalada Berbera, ayaa kan Berbera kasoo jeeda yiri, “qadiyada Somaliland waa lamo-taabtaan”, More...