Lacagtii laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la geeyay Bankiga Dhexe

Hargeysa (BMC)-Wararkii ugu dambeeyay ee lacag maanta ay keentay diyaarad gaar ah magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lacagtaa oo cadadkeeda ay warar kala duwan ka soo baxayaan la geeyay Bangiga Dhexe ee Soomaliya. Lacagtan oo cadadkeeda lagu sheegay inay u dhexeysa sagaal illaa iyo 13 malyan oo dollar ayaa la sheegay in ay ciidamada nabadsugida ka More...

by Geeljire | Published 2 weeks ago
By Geeljire On Sunday, April 8th, 2018
0 Comments

Madaxweyne Muuse Badhasaab Ramaax Ma wuxuu Ku Qoonsaday Hadal Cadaanta Mise,Waxqabad La,aanta Faalladii Wariye Tiriike

Burco (BMC)-Ex Badhasaab Ramax Waxa Uu Caan-baxay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Kamid Ahaa Masuuliyiintii Aanu Diidi Jirin Qalinka Madaxweyne Axmed Siilaanyo Inkasta Oo Aan La Ogayn Sababta Keentay Inuu More...

By Geeljire On Sunday, April 8th, 2018
0 Comments

A chemical attack in Douma, the last rebel-held stronghold near Syria’s capital, Damascus, has killed at least 70 people and affected hundreds, rescue workers have told Al Jazeera

Duuma (BMC)-A chemical attack in Douma, the last rebel-held stronghold near Syria’s capital, Damascus, has killed at least 70 people and affected hundreds, rescue workers have told Al Jazeera. The White More...

By Geeljire On Sunday, April 8th, 2018
0 Comments

Gudoomye Ku xi geenka 1-aad Cabdiweli Muudey oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo kulanka Baarlamaanka iyadoo ay wali soconayaan wada hadalladii loogu kala dabqaadayey labada dhinac

Muqdisho (BMC)-Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliya Md Cabdiwali Muuday ayaa sheeciyey xiluga ugu horeysay ee uu qabsoomidoono kulnaka qodxaha badani ku xeeranyihiin ee Golahaasi, War goor More...

By Geeljire On Sunday, April 8th, 2018
0 Comments

Ra’iisulwasaaraha Ethiopia Abaye Axmed Oo Booqashadiisii ugu horeysay Ku soo gaadhay Xarunta Kilil-ka Saad Ee Deegaanka Somalida Ethiopia Ee Jigjiga (Sawirro)

Jigjiga (BMC)-Ra’iisulwasaaraha Dhawaan loo doortay Dalka Ethiopia Mr Abaye Axmed Ayaa shalay soo gaadhay Xarunta Jigjiga Ee Deegaanka Maamulka Somalida Kilil-ka 5-aad ee Dalkaasi,Mr Abaye Axmed ayaa subaxdiihore More...

By Geeljire On Sunday, April 8th, 2018
0 Comments

Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland, md Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood munaasibad daahfur ah kaga qaybgalay, bandhig diiwaan loogu magac daray (Af-dhaab)

Hargeysa (BMC)-Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland, md Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood munaasibad daahfur ah kaga qaybgalay, bandhig diiwaan loogu More...

By Geeljire On Thursday, April 5th, 2018
0 Comments

Ilaaladii Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Professor Jawaari Oo Qaarkood Jeelka Loo taxaabay iyo Jawaari oo codsanaya in loo soo celiyo ilaaladiisii

Muqdisho (BMC)-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliya ee Buuqu ka dhextaagan yahay Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xukuumadda Somaliya ka codsanaya in dib loogu soo celiyo ilaaladiisii gaarka ahayd More...

By Geeljire On Wednesday, April 4th, 2018
0 Comments

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilehi Raajicuun ” ILaahay Qabriga Haw-nuuriyo Fanaanaddii Caanka ahayd Sarha Axmed Jaamac Oo Goordhaweyd Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (BMC)-Gudoomiyaha Shabakadda Baadiye.com Xadiis Maxamed,Eng Maxamed Cabdiraxmaan Sheekh Khaliif,Ismaaciil Haaruun,Cabdirisaaq Shiino,Cabdillaahi Yuusuf Faarax,Cabdullaahi Ibraahin Cali,Xasan Candi Dhaabe,Xasan More...

By Geeljire On Wednesday, April 4th, 2018
0 Comments

The Human Rights Center Spooks to The Against Human Violation Released its Quarterly Report

Hargeysa (BMC)-Today, Human Rights Centre released a quarterly report. The report covers incidents documented by HRC from 10th December 2017 to 31st March 2018. It is based on data gathered, verified and recorded More...

By Geeljire On Wednesday, April 4th, 2018
0 Comments

Xarunta U dhaq-dhaqaaqda Ka hadalka Arrimaha Xuquuqal Insaanka Fadhigeedu Yahay Hargeysa oo soo saartay war-bixinteedii afar biloodle ahayd iyo Qodobada Ku Xusan

Hargeysa (BMC)-Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay maanta soo saartay war-bixin afar bilood leh ah oo ku saabsan xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland. War-bixintu waxaay ku sallaysan tahay xog ururin la sameeyey More...