Date archive forFebruary, 2017
By Geeljire On Tuesday, February 28th, 2017
0 Comments

Akhriso sheekadan ay soo qortay Gabadhan Cuuryaamadda ahi ee cajiibka ah oo sheekaynaysa cuuryaanimadeeda iyo sida uu ninkeedu ugu qanacsanyahay

Hargeysa (BMC)-Waa Gabar Diin iyo iimaan leh oo Ammaan Dumar ay ku idishahay, base Aadanaha lama helo Ruux ka dheregsan Wanaag oo idil, ileen qof walba Cillad lagama waayo Gabadhani waa Curyaan oo ilaahay ma siinin More...

By Geeljire On Tuesday, February 28th, 2017
0 Comments

Musharraxa KULMIYE oo $60,000 oo Dolar ugu Deeqay Dhismaha Dugsiga Sare ee Suldaan Maxamed

Hargeysa (BMC)- Guddoomiyaha  Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa si wadajir ah xadhigga More...

By Geeljire On Monday, February 27th, 2017
0 Comments

Dabweyn oo xalay saqdiihore ka hulaaqay Suuqa ugu weyn gancasiga Somaliya ee Bakaaraha oo sababay burburka hantibadan oo kaladuwan

Muqdisho (BMC)-Daweyn oo xalay abbaaro 9:00 fiidnimo xiliga Muqdisho ka huqaaqay suuqa ugu baaxadda weyn ganacsiga Somaliya ee Bakaaraha ayaa sababay burburka hanti farabadan oo kaladuwan oo ay lahaayeen Ganacsato More...

By Geeljire On Sunday, February 26th, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo muuqaalka qaabkii ay u dhacay xilwareejintii uu Madaxweynihiihore Xasan Sheekh Villa Somaliya ugu wareejiyey Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (BMC)Halkan hoose ka daawo muuqaalka habkii uu Madaxweynihii-hore Xasan Sheekh Maxamuud xarunta Somaliya looga taliyo ee Villa Somaliya Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaaajo. www.Baadiye.com      More...

By Geeljire On Sunday, February 26th, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo Madaxweynaha Fadaraalka Mr Farmaajo oo maanta booqday xarunta taliska Asluubta una babllanqaaday inay ciidamadu mushahar joogta ah iyo daryeelba helidoonaan

Muqdisho (BMC)-Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka ah ee Somaliya Md Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey qaabka ay u shaqeeyaan ciidamada taliska Asluubta Somaliya isla markaana niyadda u dhisay ciidamadaasi More...

By Geeljire On Sunday, February 26th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyey rajadii wanaagsanayd ee uu boqortooyada dalka Sacuudiga kala soo laabtay

Muqdisho (BMC)-Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay shalay waxaanu warfidiyeenka u sheegay inuu soo qabtay hawlo wax ku ooll ah sida inuu soo cimraystay,inuu More...

By Geeljire On Saturday, February 25th, 2017
0 Comments

Ururrada RSF iyo CPJ oo xoghayaha guud ee qaramada midoobay ku boorriyey inuu tallaabo ka qaado ilaalinta xuquuqda suxufiyiinta aduunka

New York (BMC)-Hogaanka sare ee ururrada RSF iyo CPJ ayaa ku boorriyey xoghayaha guud ee qaramada midoobay Mr Antonio Guterres inuu tallaabo cad ka qaado difaaxa xuquuqda suxufiyiinta aduunka oo ay dhibaato badani More...

By Geeljire On Saturday, February 25th, 2017
0 Comments

Reporters Without Borders (RSF) and the Committee to Protect Journalists (CPJ) urged UN Secretary General António Guterres to take steps to address the urgent issue of safety of journalists.

Hargeisa (BMC)-Reporters Without Borders (RSF) Secretary General Christophe Deloire and the Committee to Protect Journalists (CPJ) Executive Director Joel Simon met with United Nations Secretary General António More...

By Geeljire On Friday, February 24th, 2017
0 Comments

Banaanbax weyn oo lagu taageerayo Ra’iisulwasaaraha cusub ee Madaxweyne Farmaaajo soo magacaabay oo lagu qabtay Daljirka Dahsoon ee caasimadda Muqdisho

Muqdisho (BMC)-Bannaanbax ballaadhan oo lagu taageerayo Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayrre oo uu Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo shalay kaasoo lagu wado in la horgeeyo More...

By Geeljire On Friday, February 24th, 2017
0 Comments

Qaraxyo waaweyn oo dhimasho iyo dhaawacba keenay oo ka dhacay dalka Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay geysteen khasaare kaladwan

Dimishiq (BMC)-Qaraxyo ka dhacay dalka Suuriya ayaa la soo sheegayaa inay geysteen khasaare kaladuwan oo dhimasho iyo dhaawacba keenay  maanta oo ay dadku cibaadaysanayeen salaadii Jumcaha,tirada dadka ku dhintay More...