Date archive forMarch, 2017
By Geeljire On Friday, March 31st, 2017
0 Comments

Hambalyo Meher Farxad leh: Saleebaan Maxamed Askar iyo Ayaan Xasan Aadan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel

Hargeysa (BMC)-Hooyo Cawo Axmed, Hooyo Caasha Cali, Hooyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Eddo Canab Aadan Guuleed, Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Hibo Xasan Aadan,Saygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Xasan Aadan, Saygeeda More...

By Geeljire On Thursday, March 30th, 2017
0 Comments

Fikradihii Cilmaaniyadda oo Hargeysa hadheeyey iyo raadkii ka hadhay dhalinyaradii dhawaan soo bandhigay dharkii xayasiiska lagu sheegay

Qalinkii: Ahmed Ali Kaahin Hargeysa (BMC)-Halku dhagga carwada waxaa kusoo noqnoqday erayga Space (faalal), runtii faalalka waxaa soo hoos galaya sida ku cad buug gacmeedka Carwada macnayaal badan balse waxaa jira More...

By Geeljire On Wednesday, March 29th, 2017
0 Comments

Golaha Shacabka Baarlamaanka Somaliya oo codd-aqlabiyad a ku meell-mariyey ansixinta Golaha wasiirrada xukuumadda cusub ee Farmaajo

Muqdisho (BMC)-Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyey warararkii iyo beentii huu-haada ahayd ee la xidhiidhay walaacii laga qabay inay ishortaagidoonaan xukuumadda uu dhawan soo More...

By Geeljire On Wednesday, March 29th, 2017
0 Comments

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdillaahi Maxamed Fadall oo beeniyey inaanay jirin habayaraatee aanay jirin dad lagalabaxay xubnaha jidhkooda sida Kalyaha iyo wixii lamida

Hargeysa (BMC)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadall Iimaan ayaa meesha ka saaray warar sida uu sheegay warbaahinta qaarkood laga baahiyey kaasoo lagu sheegay inay jiraan dad kaliyaha lagalabaxay More...

By Geeljire On Tuesday, March 28th, 2017
0 Comments

Ka faaiidaysiga Biyaha Roobka Badda ku quluqulaiyo Xakamaynta Gaajada waxaa qoray Cabdirashiid Axmed Guuleedd

Hargeysa (BMC)-Somaliland, marka la eego xaalada ay hadda ku jirto, waxa lagu tiriyaa wadamada ugu dib-dhacsan marka lagu cabiro halbeega caalamiga ah ee afka qalaad lagu yidhaahdo GNP per Capita, afkeenana loo More...

By Geeljire On Monday, March 27th, 2017
0 Comments

Shirkadda Somtel oo Tacsi tiiraanyo leh u diraysa sarkaal ka tirsan shaqaalahooda Burco oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Qoryaale

Burco (BMC)-Bahda Shirkada Isgaadhsinta Casriga Ee Somtel Farceeda Gobolka Togdheer Waxay Dhanbaalkan Tacsida Ah Udirayaan Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum Maxamed Abadiraxmaan Xasan Warsame Oo  More...

By Geeljire On Sunday, March 26th, 2017
0 Comments

Halkan-hoose ka daawo muuqaalka dadka ku dhaqan deegaanka War-idaad ee Gobalka Saraar ee Abaaruhu ku dhufteen oo deeqo lacagee oo Norway laga soo diray la gaadhsiiyey

War-idaad (BMC)-Qaddar lacaqeed oo deeq ah ayaa la yaadhsiiyey qaarka  mida qoysaska ku dhaqan deegaanka war-idaad ee Gobalka Saraar kuwaasoo harraad badani ka muuqanayey wajiyadooda,warkaasi oo maqal iyo muuqaal More...

By Geeljire On Sunday, March 26th, 2017
0 Comments

Xildhibaan Cabdilaki “Sida Mayaar Cabdi shuukur cidin ayaa dadka daacad loo noqdaa oo loogu shaqayaaa oo laga muuqadaa dadkaad xilka uu hayso ama waa la iskaagaga taaga

Burco (BMC)-Anigoo ah Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur Waxaan u Hanbaleeyenayay  Mayarka Maayarrada Soomaliland Mayar Cabdi shuukuur cidin oo ah mayar aay mahadi yeen dhammaan bulsha waynta reer Berbare iyo bulsha More...

By Geeljire On Saturday, March 25th, 2017
0 Comments

Boggii ay Idaacadda BBC-da, qaybteeda Afka Soomaaligu ku lahayd Facebook-ga ayaa gabi ahaanba xidhay qaybta qiimaynta ay ku sameeyaan dadweynahu.

Hargeysa (BMC)-Boggii ay Idaacadda BBC da qaybteeda ku hadashay afka Somaligu ku lahayd shabakadda Facebook ayaa la sheegayaa in la xidhay sida lagu baahiyey qoraal naga soo gaadhay xafiiska warbaahinta Madaxtooyada More...

By Geeljire On Saturday, March 25th, 2017
0 Comments

In Major Defeat for Trump, Push to Repeal Health Law Fails in Capitol hill

WASHINGTON (BMC) — House Republican leaders, facing a revolt among conservatives and moderates in their ranks, pulled legislation to repeal the Affordable Care Act from consideration on the House floor Friday More...