Date archive forApril, 2017
By Geeljire On Sunday, April 30th, 2017
0 Comments

Suldaanka guud ee beelaha Subeer-awall oo wasaaradda arrimaha gudaha ku hambalyeeyey xannibaadda aysaartay caleemo-saarka Sulaadiinta docwareenka ah ee dalka ku soo badanaya

WAR MURTIYEED KOOBAN OO DHAQAN Ku socda WASAARADA ARIMAHA GUDAHA JAM.SOMALI LAND… Hargeysa (BMC)-Suldaanka guud ee Beelaha Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray More...

By Geeljire On Sunday, April 30th, 2017
0 Comments

Afhayeenka Booliska Somaliland Faysal Xiis oo ka hadlay xadhiga Cabdillaahi Axmed Daamur oo shalay la xidhay iyo sababtii loo xidhay

Hargeysa (BMC)- Afhayeenka ciidanka booliska  Jamhuuriyadda Somaliland, Ganshaale sare  Faysal Xiis  ayaa ka hadlay xadhiga Siyaasi Cabdillaahi Axmed Daamur oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani kaasi More...

By Geeljire On Sunday, April 30th, 2017
0 Comments

“Doonidan shiraaqii u go’ ee dakhalkii iimoobay. – Dusheedaynu wada saaranahay iyo dacaladeedaase – Haynala degtee jooga waa damacsanaydeene”

Doonida Somaliland, “Haynala Degtee Jooga, Waa Damacsanaydeen” 29 April, 2017. W.Q: Maxamed Haaruun Hargeysa (BMC)-Qofna ma jecla in hoygiisu dumo, iyo xataa in dulin ama cayayaan yaryari ku dhasho toona. Kolka More...

By Geeljire On Sunday, April 30th, 2017
0 Comments

Kulan lagu daah-furayey Ololaha (Nambar U Badal Qorshahaaga) Oo Ku Socota Xisbiyada Siyaasadda oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa (Sawirr)

Hargeysa (BMC)-Ururka maxalliga ah ee Dalsoor ayaa ka hadlay waxa ka dhalankara arrimaha siyaasdeed ee sidii la rabay si aan ahayn u socda,sidaana waxa uu ururkaasi oo ku sheegay munaasibad uu ku qabtay Hotelka More...

By Geeljire On Saturday, April 29th, 2017
0 Comments

Wasiirka warfaafinta Eng Cabadiraxmaan Yariisaw oo sheegay inay xukuumaddu wax ka badal ku samayndoonto xeerka Saxaafadda

Muqdisho (BMC)-Wasiirka wasaaradda wafaafinta iyo wacyigelinta Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Yariisaw” ayaa sheegay inay xukuumada uu ka tirsanyahay Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo qorshanayso More...

By Geeljire On Saturday, April 29th, 2017
0 Comments

Somaliland:Qaran tabaaya taban-taabada shacabkiisa :faalladii Mustafe Suleymaan Cilmi

SOMALILAND: QARAN TABAAYA TABAN-TAABADA SHACABKIISA! Hargeysa (BMC)-Hal-qabsi!vIsku duubnibaa, dadkeygow duli kaga baxdaa, Nolol daa’inta, deeq iyo wanaag ku durduurataa, Midho ka mid ah Hees waddani ah, Raadyow More...

By Geeljire On Wednesday, April 26th, 2017
0 Comments

Ma Ogtahay Dhibaatooyinka ay leeyihiin isticmaaalka adeeggyada Facebook, Snapchat, Instagram, Twitter iyo Dhammaan Social Media?qalinkii Kayse Faarax

Hargeysa (BMC)-Adeegsiga ama isticmaalka warbaahinta casriga ah ee loo yaqaanno Social media waxay leedahay ama aad kala kulmi kartaa dhibaatooyin kaladuwan oo khatarooda leh oo ay ugu yartahay inaad ka daawato More...

By Geeljire On Wednesday, April 26th, 2017
0 Comments

Ciidamada Muran-gobaleedka Puntland oo gacana ku dhigay 5 nin oo ka tirsan kooxaha qaraxyada fuliya iyo alaabtii qaraxyada samaynaysay

Boosaao (BMC)-Ciidamada Muran-Gobalkeedka waqooyi bari ee Somaliy ayaa gacanta ku dhigay 5 nin oo ka maleegayey qaraxyo ay doonayeen inay dadka Boosaaso ku halligaan,baadhitaanno kaladuwan oo xagga amniga ah oo More...

By Geeljire On Wednesday, April 26th, 2017
0 Comments

Qiso gaaban: Soo Dhawayntii Sheekha Carbeed, iyo Sheekadii Baliga Somaliland :waxaa qoray Maxamed Haaruun

  Hargeysa (BMC)-Dhawaan waxaa la furay balliga weyn ee tuulaa Xunbo-weyne oo ku yaalla duleedka waqiiyi bari ee Hargeysa,biyo xidheenkaasi waxaa maalgalisay Dawladda Imaaraadka Carabta hadaba balligaasi waa More...

By Geeljire On Tuesday, April 25th, 2017
0 Comments

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dalka Maraykanka oo madaafiic ku garaacay saldhigg ay kooxaha wax qarxiyaa ku lahaayeen tuulada war-gaduud ee Gobalka Gedo

Wargaduud (BMC)-Diyaarado aad loogu tuhnsanyahay in laga leeyahay dalkaasi Maraykanka ayaa madaafiicda wax halliga ku garaacay xarun ay kooxaha wax qarxiya ee dalka Somaliya ku lahaayeen deegaanka Wargaduud ee Gobalka More...