Date archive forApril, 2017
By Geeljire On Tuesday, April 25th, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo maydka wiil Somali ah oo guri 3 dabaq ah iska soo tuuray dalkaasi Talyaaniga ka dib markii loo diiday sharcigii dalkaasi

Florence (BMC)-Wiil Somali ah ayaa iska soo tuuray dabaqa 3-aad gurigii uu ka daganaa magaalada Florence ee dalkaasi Talyaaniga kadib markii ay uu ku adkaaday inuu helo sharciguu uu ku joogi lahaa dalkaasi Talyaaniga,willkaasi More...

By Geeljire On Tuesday, April 25th, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladdii dhagax dhigga degmda Wajaale iyo masuuliyiintii ka hadlay

Wajaale (BMC)-Xafladd lagu dhagax dhigayey dhismaha xarunta dab-damiska ayaa lagu qabtay goobta lagu dhisidoono xaruntaasi,munaasibaddii xafladdaasi waxaa ka qaybgalay masuuliyiin kaladuwan waxaanay siyaabo kaladuwan More...

By Geeljire On Monday, April 24th, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dhalinyarada Degamaa Wajaale oo wasiirka warshadaha Shucayb Maxamed Muuse ka difaacay eedo loo soo jeediyey

Hargeysa (BMC)-Dhalinyarada iyo Gancasatada degmaa Wajaale ayaa gaashaanka u daruuray isla markaana ka leexiyey eedo aan sall iyo raatoodana lahayn oo mudane Cali Duul-duul u soo jeediyey wasiirka warshadaha Shucayb More...

By Geeljire On Monday, April 24th, 2017
0 Comments

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dill ah ku fulisay 4 xubnood oo ka tirsanaa kooxaha wax qarxiya oo lagu toogtay magaalada Baydhabo

Baydhabo (BMC)-Ciidamada Maxkamadda qalabka sida ee Gobalka Baay ayaa saaka abbaaro 8:00 subaxnimo dill toogasho ah ku fulisay 4 xubnood oo ka tirsanaaa kooxaha qaraxyada fuliya ee ka dagaallama magaalada Baydhaba More...

By Geeljire On Sunday, April 23rd, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta sarkiisii ugu horeeyey ku tagay magaalada Baydbabo ee xarunta Gobalka Baay

Baydhabo (BMC)-Madaxweynaha xukuumadda Fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta safarkiisii ugu horreey tan iyo markii dhawr bilood ka hor Madaxweynaha Somaliya loo doortay,Mr Farmaajo oo duulimaad More...

By Geeljire On Sunday, April 23rd, 2017
0 Comments

Kooxaha wax qarxiya oo saaka jidka u galay ciidamada milatariga oo marayey deegaanka Mareeerrey ee nawaaxiga Afgooye

Mareeerrey (BMC)-Kooxaha wax qarxiya ee ka dagaallama shabeelladahoose ayaa saaka jidka u galay kolanyo ka tirsan ciidamada milatariga kuwaasoo marayey duleedka warshaddii soo saarijirtay Sonkorta xiligii Dawladdii More...

By Geeljire On Saturday, April 22nd, 2017
0 Comments

Diyaaradihii qaadka ee labadii cisho ee la soo dhaafay qaadka ka dajinayey Jawhar oo laga joojiyey maanta iyo Cabdillaahi Cosoble oo ka cadhooday arrinkaasi

Jowhar (BMC)-Diyaaradihii qaadka ka keeni jiray dalkaasi Kenya oo labadii dharaarood ee la soo dhaafay ka dajinayey qaadka garoonka diyaaraha Jawhar ayaan ¬†maanta ka degin Jawhar waxaanay arrintaasi ka dambeysay More...

By Geeljire On Thursday, April 20th, 2017
0 Comments

Diyaaradihii qaadka ee ka soo degijiray Garoonka Muqdisho oo loo leexiyey magaalada Jawhar iyo wasaaradda maaliyadda oo diyaaraha qaadka ku kordhisay canshuurta

Muqdisho (BMC)-Diyaaradihii qaadka ee ku soo degijiray dhabaha diyaaradaha ee Muqdisho ayaa loo leexiyey dhinaca magaalada Jowhar oo masaafo ahaan caasimadda ujirta 90 KM kaasoo ku qasbidoona ganacsatadii qaadku More...

By Geeljire On Wednesday, April 19th, 2017
0 Comments

Shaqaalaha xafiisyada Hay’adaha qaramada midoobay oo $ 7000 oo Doolar gaadhsiiyey Guddiga Abaaraha Somaliland

Hargeysa (BMC)-Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiyeen Guddida Abaaraha Somaliland Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida More...

By Geeljire On Monday, April 17th, 2017
0 Comments

Xafladd ballaadhan oo lagu soo bandhigayey daah-furka Buugga cusub ee Diiwaanka Maah-maahyada Somaliyeed ee NUXUR1 oo lagu qabtay Hotelka Alxayaad ee Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho (BMC)-Xafladd ballaadhan oo laysku arkay isla markaana lagu soo bandhigayey Buugga cusub ee Nuxur-1 oo dhawaan lagu soo daabacay xarunta Qaahira ee dalka Masar ayaa lagu qabtay Hotelka Alxayaad ee ¬†magaalada More...