Date archive forMay, 2017
By Geeljire On Tuesday, May 16th, 2017
0 Comments

Kooxaha wax qarxiya oo saakadiihore weerar culus ku qaaday eegaanka Cumar Jilicow ee xadka Mandheer Kenya

Cumar Jilicow (BMC)-Kooxaha wax qarxiya ee ka dagaallama dugaha Somaliya ayaa saakadiihore weerar culus ku qaaday saldhigg ciidanka booliska dalkaasi Kenya ku halaayeen tuulada Cumar Jilicoaw ee duleedka demada More...

By Geeljire On Tuesday, May 16th, 2017
0 Comments

Maayarkii degmada Xariirad Abokor Xasan Guuleed oo daad qaaday iyo wasiirka ciyaaaha oo dirqi lagu soo badbaadiyey

Hargeysa (BMC)-Maayarkii degmada Xariira ee Galbeedka Gobalka Awdal Abokor Xasan Guuleed ayuu daad ku qaaday dooxyada u dhexeeya Qol-ujeed iyo Boon,dhanka kale raxmaddaasi ilaahay keenay oo la rumaysan  yahay inay More...

By Geeljire On Monday, May 15th, 2017
0 Comments

Shirballaadhan oo lagu faaqidayay arrimaha shaqo-abuurka iyo kaalinta Technology-yadda iyo warshadaha oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Shirballaadhan oo lagu naaqishayey arrimaha shaqo abuurka  oo  lagu qabtay Hotelka  Maan-soor ee ayaa si ballaadhan loogaga dooday caqabadaha shaqo-la’aanta dhalinyarada iyo sida ay farsacada More...

By Geeljire On Sunday, May 14th, 2017
0 Comments

Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Socdaal Indho Indhayn Ah Ku Tagay Deegaanada Salaxley,Baligubadle Iyo Gumburaha+Sawiro

Hargaysa (BMC)-Watfigani Balaadhnaa Ee Uu Horakacayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo-Tire,Oo Ay Ku Weheliyeen Dr,Adna Aadan Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Haayada Hadiya Medical Swes. Ujeedada More...

By Geeljire On Thursday, May 11th, 2017
0 Comments

Germany not ‘first in line’ to boost Afghanistan troops

Germany not ‘first in line’ to boost Afghanistan troops.Chancellor Angela Merkel’s comments come as NATO considers increased presence in Afghanistan to fight the Taliban. German Chancellor More...

By Geeljire On Thursday, May 11th, 2017
0 Comments

Shirka falanqaynta arrimaha dib u khayaanaynta Somaliya oo saaka ka furmay magaalada London ee dalka Ingiriiska

London (BMC)-Saaka waxaa magaalada London ee dalkaasi ingiriiska  ka furmaya shirkii 2-aad ee Somaliyda arrimaheeda dib loogu khayaamaynayo,shikraasi waxa uu daaranyahay sida lagu sheegay warmurtiyeed ka soo baxay More...

By Geeljire On Thursday, May 11th, 2017
0 Comments

The London Somalia Conference will take place on 11 May 2017./www.gov.uk/government

London (BMC)-The conference will convene Heads of State and Government from across East Africa and other key partners, along with senior figures from international organisations.In 2011 Somalia was chronically unstable More...

By Geeljire On Wednesday, May 10th, 2017
0 Comments

Shirka London iyo qorshaha cusub ee faragelinta reer Galbeedku la damacanyihiin sidii ay u hantiyilahaayeen dhaqaalaha Somaliya

Hargeysa (BMC)-Mas’uuliyiin sar sare oo ka kala imanaya in ka badan 40 wadan oo caalamka ah Bangiga Aduunnka iyo Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska 11 Bishan More...

By Geeljire On Wednesday, May 10th, 2017
0 Comments

F.B.I. Director James Comey Is Fired by Trump

WASHINGTON (BMC)— President Trump on Tuesday fired the director of the F.B.I., James B. Comey, abruptly terminating the top official leading a criminal investigation into whether Mr. Trump’s advisers colluded More...

By Geeljire On Wednesday, May 10th, 2017
0 Comments

Kooxaha wax qarxiya iyo ciidamada Sanka waaweyn ee African-ka ah oo xalay ku madaafiic isku waydaarsaday nawaaxiga Arbacow oo ku dhaw ceelasha biyaha duleedka Muqdisho

Arbacow (BMC)- Ciidamada Africa ka jooga Somaliya ee loo yaqaanno Amisom iyo kooxa qaraxyada fuliya ayaa xalay isku farasaaray deegaanka Arbacow oo aan sidaa uga sii fogeyn ceelasha biyaha ee duleedka caasimadda More...