Date archive forJune, 2017
By Geeljire On Thursday, June 29th, 2017
0 Comments

Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL oo Kormeer Taakuleyn iyo Kaalmayn ah ka Geystay Koontiidharo Dab ku Qabsaday Dekedda Berbera Gudaheeda

Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL oo Kormeer Taakuleyn iyo Kaalmayn ah  ka Geystay Koontiidharo Dab ku Qabsaday Dekedda Berbera Gudaheeda.   Berbera (BMC)-  Maamulka Ciidanka Dab-demiska Qaranka oo ay hogaaminayaan More...

By Geeljire On Tuesday, June 27th, 2017
0 Comments

Waraysiga Saylici iyo Wariye Axmed Siciid Cigge: Dhab mise Dheel-dheel?faalladii Maxamed Haaaruun

Waraysiga Saylici iyo Wariye A. S. Cigge: Dhab mise Dheel-dheel? Hargeysa (BMC)-Siyaasiyiintu marka ay hadlayaan waxaa hadalladooda lagala soo dhexbixi karaa weedho kaladuwan oo qofka si uun u saamayn kara,Maxamed More...

By Geeljire On Sunday, June 25th, 2017
0 Comments

Salaadii Ciidul-fidriga oo si aan kala hadhlahayn looga tukaday Hargeysa iyo guud ahaan Somaliya oo dhan

Hargeysa (BMC)-kumanaan ka tirsan dadweynaha magaalada Hargeysa ayaa saakadiihore u dareeray masaajidda waaweyn iyo goobakale ee loogu talogalay in lagu oogo “tukado” salaadaha ciidaha si ay halkaa uga More...

By Geeljire On Monday, June 19th, 2017
0 Comments

Gaadhi wayn oo lagu dhuftay Masaajid ku yaalla London oo sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawacba keenay

London (BMC)-Halqof ayaa ku dhintay 8 kalana way ku dhaawacmeen gaadhi wayn oo la jiidhsiiyey dhismaha  masaajid ku yaalla bariga  magaalada London ee dalkaasi Ingiriiska,shilkan ayaa dhacay xalay fiidkii xilli More...

By Geeljire On Monday, June 19th, 2017
0 Comments

Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle iyo Nimco Maxamed Cabdilaahi oo ka dhacay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa

Hargeysa (BMC)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Musharraxa Madaxweyne ee xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Guddoomiyaha Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada More...

By Geeljire On Tuesday, June 13th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo oo wareegto ku soo magacaabay xubnaha soo xulaya guddiga Culimada Somaliland

Hargeysa (BMC)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo arrintaa ka hadlayey waxa waxa uu sheegay isaga oo tixgalinaya codsigii dastuuriga ahaa waxaan soo magacaabay laba xubnood oo ka imanaya More...

By Geeljire On Tuesday, June 13th, 2017
0 Comments

Dhisme dheer oo 7 dabaq ka koobnaa oo ku soo dumay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo khasaarihii ka dhashay

Nairobi (BMC)-Dabaq dheer oo ka koobnaa 7 dabaq ayaa lagu soo warramayaa inuu dhulka ku soo dhacay gabi ahaamba,wararku waxay intaa ku darayaan inay dhismaa dadkii ku  noolaa qaarkamid ahi dibadda uga bexeen ka More...

By Geeljire On Saturday, June 10th, 2017
0 Comments

Horjoogaha muran Gobaleedka Hirshabeelle oo masuuliyiintii u matalayey Gobalka Hiiraan xilalkii ka wada qaaday

Jowar (BMC)—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday dhammaan mas’uuliyiintii Maamulka Gobalka Hiiraan isagoo magacaabay  mas’uuliyiin kale.Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha More...

By Geeljire On Wednesday, June 7th, 2017
0 Comments

Go’doominta ay xidhiidhkii ugu jareen dalkaasi QATAR 4 waddan oo kamida Carabta iyo halista ku iman karta koomkii dalkaasi lagu qaban lahaa 2022

Hargeysa (BMC)-Xidhiidhka kubadda cagta Adduunku su’aal iyo shaki toonna masoo dhigin miiska, laakiin wuu jiraa dareenka ah in ay khasab tahay tahay in talo laga yeesho sida uu noqonayo koobka adduunka ee More...

By Geeljire On Wednesday, June 7th, 2017
0 Comments

Degg degg:Qarax 7 qof oo ku dhimatay iyo tiro kale oo ku dhaawacanty qaraxyo i yo is rasaasayn ka bilaabatay gudaha xarunta Baarlamaanka dalka Iiraaan iyo rasaasta oo wali laga maqlayo gudaha Baarlamaanka

Tehran (BMC)-Qaraxyo wayn iyo rasaas ayaa ka bilaabatay gudaha dhismaha xarunta Baarlamaanka dalkaasi Iiraan waxaanay wakaaladaha caalamiga ahi soo tebinayaan muuqaallada argagaxa leh ee xaruntaasi ku xeeran iyadoo More...