Date archive forJuly, 2017
By Geeljire On Monday, July 31st, 2017
0 Comments

Munaasibad lagu daah-furayey urur cusub oo la baxay ururka waddaniyadda iyo adkaynta qaranimada Somaliland oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Xaflad ballaadhan oo lagu daah-furayey ururka adkaynta qaranimada Somaliland ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Green Plaza ee magaalada Hargeysa,munaasibaddii xafladdaasi daah-furka waxaankii xafladdaasi More...

By Geeljire On Saturday, July 29th, 2017
0 Comments

Kooxo hubaysan oo weerar ku qaaday gurigii Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Mr William Ruto iyo khasaaraha ka dhashay oo dhimasho iyo dhaawacba leh

Nairobi (BMC)-Kooxo ku hubaysan qoryaha darann doorriga u dhacay ayaa saakadiihore weerar culus ku qaaday Gurigii uu magaalada Nairobi ka daganaa Madaxaweyne  ku xigeenkii xalkaasi Mr William Ruto waxaanay kooxdaasi More...

By Geeljire On Friday, July 28th, 2017
0 Comments

Wasiirka Warfaafinta oo soo xidhay xafladihiiBandhigga Buugta ee Hargeysa ka socday maalmihii la soo dhaafay

  Bandhigga Buugta ee Hargeysa, oo lix maalmood ka socotay Magaalada Hargeysa ayaa caawa lagu soo gaba gabeeyay Hotel Guleed ee Magalaada Hargeysa. Bandhigga Buugta ayaa ah mid sannadkiiba hal mar lagu qabto More...

By Geeljire On Sunday, July 23rd, 2017
0 Comments

23 Arday oo ka qalinjabiyey College-ka European Hospitality oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Xaflad ballaadhan oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey 23 Arday oo ka qalinjabiyey College-ka Erupean Hospitality ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa,munaasibaddii xafladdaasi oo si quruxbadan More...

By Geeljire On Saturday, July 22nd, 2017
0 Comments

Nin dhalinyaro reer Falastiin ah oo maanta birta ka aslay 3 Askari oo Yahuudda Isael ah

Jerusalam (BMC)-Nin u dhashay dalka Falastiin oo dhalinyaro ah ayaa Toorrey kala daalay “ku laayey” 3 askari oo ka tirsan ciidamada Yuhuudda Israel  ee xoogga ku haysta dalkii ay lahayd Falastiin wixii More...

By Geeljire On Saturday, July 22nd, 2017
0 Comments

Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Madaxweye Siilaanyo ku bogaadiyey inuu Col. Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili u magacaabay Sareeye Guuto

Hargeysa (BMC)-Taliska Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL waxa uu mahadnaq balaadhan u dirayaa Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Max,ed Max,ud Siilaanyo oo Darajada Sareeyo Guuto u Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-demiska More...

By Geeljire On Saturday, July 22nd, 2017
0 Comments

Hogaanka Xisbiyada siyaasadda Somaliland oo si wadajira Baaq-nabadeed ugu diray beelaha ku dagalalamaya degmada Ceel-afweyn

Hargeysa (BMC)-Madaxda xisbiyada siyaasdda Somaliland oo si wadajira baaq nabadeed ugu diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamay degmada Ceel-afweyn ee Gobalka sanaagg.Sidaasina waxay ku sheegeen shirjaraa’id More...

By Geeljire On Thursday, July 20th, 2017
0 Comments

Hayadda TIS+ oo dhismaha guriwayn oo cusub ku wareejisay maamulka Gobalka Degmada Gebilay (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Hay’adda Tis Plus ayaa xafladd ballaadhan oo si quruxbadan loo soo agaasimay ku wareejisay  guri quruxbadan oo loo dhisay maagulka Gobalka Degmada Gabilay,munaasibaddii wareejinta dhisamahaasi More...

By Geeljire On Tuesday, July 18th, 2017
0 Comments

Diyaaradaha aan banaanka laga hago ee Maraykanka oo duqeeyey fadhiisimo ay kooxaha wax qarxiyaa ku lahaayeen Jubada hoose

Beerxaani (BMC)-Diyaaradah aan duuliyaha lahayn ee banaanka laga hago “Air Drones” ayaa xalay saqdii dhexe miray “garaacay” fadhiisimo ay ku dhuumaalaysanayeen kooxaha wax qarxiya ee fadhigoodu More...

By Geeljire On Tuesday, July 18th, 2017
0 Comments

Mudanayaasha Muran Gobaleedka Puntland oo maanta Golihii wasiirrada codkii kalsoonida ahaa dib ugala noqday Baarlamaankii Garawe

Garawe (BMC)-Xubnaha golaha Baarlamaanka Muran-Gobaleedka Puntland ayaa m aanta gacanta u taagay  {u codeeyey} inay kalsoonida kala noqdaan guud ahaan xubnaha Golaha wasiirrada Cabdi wali Cali Gaas,mudanayaashii More...