Date archive forJuly, 2017
By Geeljire On Monday, July 17th, 2017
0 Comments

Adeeggii Internet-ka oo caasimadda iyo Badhtaha Somaliya dib ugu soo noday iyo bulshada oo si faraxadi ku dheehantahay u soo dhaweeyey

Muqdisho (BMC)-Adeeggii isku xidhka arrimaha bulshada ee Internet-ka ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Somaliya ee Muqdisho iyo Gobalada dhexe oo muddo 22 cisho ay uu khadkaasi ka maqnaaa adeeggaasi. soo More...

By Geeljire On Sunday, July 16th, 2017
0 Comments

Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta xukuumadda Somaliya oo sheegay inay dadku dib u helidoonaan maalinta berri ah ee Isniinta soo socota

Muqdisho (BMC)-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta xukuumadda Muqdisho Cabdi Canshuur ayaa sheegay inay xukuumadiisu soo gabagabaysay cilladii kala jartay xadhkihii fiilada internet-ka badda hoosteeda mara ee loo More...

By Geeljire On Sunday, July 16th, 2017
0 Comments

Kooxaha wax qarxiya oo qafaashay 7 qof oo u shaqaynayey Hay’adda GREDO oo ka haqaysay Goballada Baayo iyo Bakool

Baydhabo (BMC)-Kooxaha wax qarxiya ayaa qafaashay dad shaqaale ah oo u shaqaynayey Hay’adda GREDO oo ah urur ka shaqeeya arrimaha samafalka bulshada tabaalaysan ee Goballada Baay iyo Bakool,afduubani waxa More...

By Geeljire On Saturday, July 15th, 2017
0 Comments

Dawladda Turkiga oo soo gabagabeysay dhismaha saldhiggii lagu tabobarilahaa ciidamada cusub ee loo qaadanayo inay kamid noqdaan Milatariga Somaliga dib loo dhisayo

Muqdisho (BMC)-Dhismihii saldhigga ay Dawladda dalka Turkigu ka bilawday dhinaca galbeedka xeebta Jazeera ee caasimadda Muqdisho ayaa dhamaaday waxaana hadda kadib la qorshaynayaa in marka la qalabeeyo ay halkaa More...

By Geeljire On Saturday, July 15th, 2017
0 Comments

Kumaankun oo ka tirsan Xisbiga caddaaladda iyo hormarka dalka Turkiga oo maanta si weyn u xusay sanad-guuradii ka soo wareegtay Afgambigii dhicisoobay

Ankara (BMC)-Kumanaan-kun oo ka tirsan xisbiga Caddaaladda iyo hormarka dalka Turkiga ee uu hogaamiyo Madaxweyne Rajab Dayib Ardugaan ayaa isugu soo baxay dhul-ballaadhan oo ku yaalla caasimadda Ankara ee dalkaasi More...

By Geeljire On Thursday, July 13th, 2017
0 Comments

Shirkii daahfurka wakaaladda Xabkaha iyo Faleenka oo lagu soo gabagabeeyey Hotelka Maan-soor ee Hargeysa (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Shir ballaadhan oo lagu daah-furayey dhaqaajinta hawlaha wakaaladda Xabkaha ee dhawaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo dib u magacaabay shaqadeediihore inay gudato,shirkaasi oo socday muddo laba cisho More...

By Geeljire On Friday, July 7th, 2017
0 Comments

Madaxweeyne-yaasha Maraykanka iyo Ruushka oo kulan gaara ku yeeshay magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka iyo qodobadii ay ka wada haleen

Hamburg (BMC)-Madaxweyna-yaasha dalalka Ruushka Validamir Puntin iyo Maraykanka Donal Trump ayaa ku kulmay magaalada Hamburg ee dalkaasi Jarmalka,kulankan ay yeesheen labada hogaamiye oo ah kii ugu horeeyey oo ay More...

By Geeljire On Thursday, July 6th, 2017
0 Comments

Wasaaradda arrimaha Amniga Somaliya oo soo saartay awaamir cusub oo loo jeediyey shirkadaha ganacsigu inay ku soo diiwaangaliyaan ciidamada u shaqeeya iyo hubkodaba

Muqdisho (BMC)-Wasaaradda arrimaha nabadgaliyada iyo rabshado la’aanta Somaliya ayaa soo saartay awaamir cusub oo lagu furay bulshada hubaysani inay ku soo diiwaan galiyaan hubkooda gaar ahaan waxaa si khaasa More...

By Geeljire On Wednesday, July 5th, 2017
0 Comments

“Doqon Ka Hadli Iyadaa Is Sheegiye” – Fasiraadda Guddida Ka Garnaqa Dhulka Magaalooyinka

Hargeysa (BMC)-Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda “Doqon ka hadli iyadaa is sheegiye?” Waxaa iman doonta su’aal odhanaysa sidee ayay isu sheegi? Waxaa afkeeda ka soo burqan doonta cuqdadda iyo colaadda ay More...

By Geeljire On Wednesday, July 5th, 2017
0 Comments

Dalladda isku xidhka ururrada Habeenka ee Nagaad Network oo Hotelka Maan-oor ku soo bandhigtay Gudniinka fircooniga ah iyo sida uu diinta uga baxsanyahay (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Dallladda isku xidhka ururrada Haweenka ee Nagaad ayaa qaarka mida culimaa degemooyinka Hargeysa u qabatay tabobar socday muddo laba cisho ah  kaasoo lagu naaqisahayey arrimaha gudniinkaasi shaydaanka More...