Date archive forAugust, 2017
By Geeljire On Friday, August 25th, 2017
0 Comments

Diyaaradaha ciidamada huwanta ah ee la dagaalamaya kooxaha qarxyada sameeya oo dad Rayid ah ku laayey deegaanka Bariirre

Bariirre (BMC)-Diyaaradaha ciidamada huwanta ah ee dagaalka kulajira kooxaha wax qarxiya ayaa dad  shicib ah oo aan hubaysnan kulaayey deegaanka Bariirre ee shabeellada hoose kuwaasoo aan haba yaraatee wax dagaal More...

By Geeljire On Thursday, August 24th, 2017
0 Comments

Xaflad ballaadhan oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey dufcaddii 3-aad ee Madrasadda Cabdiraxmaan Binu Cawf oo lagu qabtay

Hargeysa (BMC)-Xafladd-balaadhan oo shahaadooyin abaalmarin ah lagu siinayey ardaydii sanadkan qur’aanka ka dhamaysay Madrasadaasi oo hablo iyo wiilal intaba,munaasibaddii xafladdaasi oo si qruxbadan looga More...

By Geeljire On Tuesday, August 22nd, 2017
0 Comments

Maxkamadda ciidamada hubka sida oo dil toogasho ah ku xukuntay 2 nin oo lagu soo eedeeyey inay ka dambeeyeen dilkii Suldaan Hilawle Xeefow

Baydhabo (BMC)- Maxkamadda ciidamada Hubka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku ridday laba dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey inay dileen Suldaan Hilowle Xeefow oo kamid ahaa oday dhaqameedka muran Gobaleedka koonfur More...

By Geeljire On Monday, August 21st, 2017
0 Comments

Oo Meherkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo.

Hargeysa (BMC)-Gudoomiyaha shabakadda Baadiye.com Xadiis Maxamed Xadiis.Xasan Maxamed Yuusuf, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame), Kayse Faarax Yuusuf, Cabdicasiis Cali Nuur, Cabdishakuur More...

By Geeljire On Monday, August 21st, 2017
0 Comments

Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo waraaqihii aqoosiga kala noqotay 7 kamida dugsiyada sare ee Hargeysa

Hargeysa (BMC)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa sheegtay inay waraaqihii ruqasdaha ee aqoonsiga kala laabatay 8 kamida dugisydasare kuwaasoo loo cuskaday ruqsad kala laabashadaasi inaysan More...

By Geeljire On Monday, August 21st, 2017
0 Comments

Ciidamada huwanta dalka Ciraaq oo isku dayaya inay kooxaha IS kalawareegaan magaalada Talacfar oo ah meesha kaliya ee ku hadhay gacanta kooxahaasi

Talacfar (BMC)-Ciidamada huwanta ah oo ka hawlgala dalka burburay ee Ciraaq ayaa isku dayeya inay kooxaha Dawladda Islaamka xoogg kagala wareegaan gacan ku haynta magaaladaasi. ciidamada huwanta ah oo ka kooban More...

By Geeljire On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Xasan Ganey Nolosha dhabta ah buu doortay waxaa qoray: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed (Gadhweyne)

Hargeysa (BCM)-Waxa aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan ganey” waa qodobka mudanka ah ee ay ku aroorayso. Xasan tixdan naftiisa More...

By Geeljire On Sunday, August 20th, 2017
0 Comments

Hay’adda shaqaalaha dawlada oo maanta qaaday imtixaan loogu tartamayo kaalmo shaqo oo ka banaanaa Wasaarada cusub ee dhaqanka iyo dalxiiska

Hay’adda shaqaalaha dawlada oo maanta qaaday imtixaan loogu tartamayo kaalmo shaqo oo ka banaanaa Wasaarada cusub ee dhaqanka iyo dalxiiska Hargeysa (BMC)-Maanta waxaa si rasmi ah loogu fadhiistay imtixaan More...

By Geeljire On Saturday, August 19th, 2017
0 Comments

Barcelona attack: Huge manhunt underway amid fears terror suspect fled across border to France

Barcelona (BMC)-A huge manhunt was underway across Europe last night for at least one jihadist feared to be still at large after plotting the Barcelona terrorist attacks. Police and security services were hunting More...

By Geeljire On Saturday, August 19th, 2017
0 Comments

Yururb iyo Marayakankii oo ka yaaban qaabka cusub ee gawaadhida dadka la jiidhsiinayo ee ay la soo bexeen kooxihii qaraxyada fulinjiray

Washington (BMC)-Waddamada reer Galbeedka ayaa khaatiyaan ka taagan farsamada cusub ee ay la soo bexeen kooxihii qaraxyada fulinjiray, taasoo aad hadda mooddo inay ku badaleen qaraxyadii ay fulinjireen inay dadka More...