Date archive forSeptember, 2017
By Geeljire On Wednesday, September 27th, 2017
0 Comments

High level meeting of Score project strengthening financial institutions reform toke place in Maan-soor Hotel (Photos)

Hargeisa (BMC)-The high level meeting of score project ,Strengthening financial institutions regulations and supervision reform for central Bank Act Consultation workshop has toke place in Maan-soor Hotel,this meeting More...

By Geeljire On Wednesday, September 27th, 2017
0 Comments

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo Golaha shacabka oo Cadaado u tagay dhex dhexaadinta Madaxda Galmudug ayaa la kulmay Madaxda maamulka Galmudug ee uu khilaafka ka dhex taagan yahay

Cadaado (BMC)-Sida ay sheegayaan Xildhibaanadan ayaa la kulmay Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf, waxayna kala hadleen sidii xal looga gaari lahaa khilaafka saameeyay Mas’uuliyiinta maamulka, isla markaana wada hadal More...

By Geeljire On Wednesday, September 27th, 2017
0 Comments

Tacsi:Ilaahay haw-naxariisto Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ku geeriyooda dalka Hindiya

New-dalhi (BMC)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya halkaasoo marxuumka caafimaad ahaan loogu qaaday dhawaan. ilaahay marxuumka hawnaxariisto ehelladiisii iyo qaraabadii uu More...

By Geeljire On Monday, September 25th, 2017
0 Comments

The Ministry of Energy and minerals has presented the current Energy and mineral exploring activities in high level meeting of stockholders (photos)

Hargeysa (BMC)-The high level meeting of Energy and mineral led  by the ministry of Energy and Minerals has took place  in Maan-soor Hotel which highly organized  was participated well trained team of that ministry More...

By Geeljire On Monday, September 25th, 2017
0 Comments

Gobalka Kurdiyiinta Gooni u goosadka ah ee Ciraaq oo maanta looga dareerayo aftida loo qaadayo inay ka go’aan Ciraaq inteeda kale

Arbiil (BMC)-Gobalka Irbiil ee ay dagaan dadka la yidhaado Kurdiyiinta Ciraaq ayaa maanta looga dareerayaa sanaaduuqda codbixinta si dadweynaha ku dhaqan Gobalkaasi looga qaado Aftida inay ka sii mid ahaadaan dalka More...

By Geeljire On Monday, September 25th, 2017
0 Comments

Haweenaydii horey u soo haysay hogaanka dalka Jarmalka Angela Merkel oo markii 4-aad ku guuleysatay inay sii hogaamiso dalka Jarmarlka

Frankfort (BMC) Haweenayda da’da ah ee Ms Angela Merkel ayaa markii 4-aad ku guuleysatay inay sii ahaato hogaamiyaha dalkaasi Jarmarlka, waxaanay si wey ugu guuleysatay doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi More...

By Geeljire On Sunday, September 24th, 2017
0 Comments

Halkan ka daawo Wasaaradda Ganacsiga iyo maalgashiga oo qayb wayn ka qaadatay shirkii is dhexgalka iyo maalgashiga Somaliland ee Shuraako (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyey shirkii maalgashiga Somaliland ee ay soo qaban qaabisay hay’adda caalamiga ah More...

By Geeljire On Saturday, September 23rd, 2017
0 Comments

Investment Forum Lays the Groundwork for Economic Growth in Somaliland (Photos)

 Hargeisa  – (BMC)-The three-day Somaliland Investment Forum 2017, which concluded today, signaled to the world that Somaliland is serious about taking control of its economic future and in welcoming the More...

By Geeljire On Thursday, September 21st, 2017
0 Comments

Ilaaladda Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo rasaas oodda kaga qaaday dadweynaha Degmada Dilla iyo hal qof oo ku dhintay.

Dila (BMC) Wil dhalinyaro ah ayaa ku dhintay rasaas ay ku fureen ilaaladda Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi {Cirro} kadib markii ay Tiro Dhalinyarro ah oo diidan imaatinka  weftiga More...

By Geeljire On Thursday, September 21st, 2017
0 Comments

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo shirballaadan ku soo bandhigtay qorshaha waxqabadeeda arrimaha Tamarta (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland  ayaa si weyn u soo bandhigtay qaybo kamida wax qabadooda gaar ahaan dhinaca Tamarta “Energy” ga iyo mustaqbalkan dhaw ee soo socda waxyaabaha ay damacsan More...