Date archive forOctober, 2017
By Geeljire On Tuesday, October 31st, 2017
0 Comments

Mueller’s First Indictments Send a Message to Trump

Washington (BMC)-WASHINGTON — Shortly after his former campaign chairman marched into an F.B.I. office to face criminal charges on Monday, President Trump took to Twitter to dismiss their relevance: “There More...

By Geeljire On Tuesday, October 31st, 2017
0 Comments

Masuuliyiin Ka tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Si quruxbadan Madaarka Hargeysa Ugu Soo dhaweeyey Wasiirkii-hore ee Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar

Hargeysa (BMC)-Wasiirkii-hore ee Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa si ballaadhan Maanta loogu Soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa,xubno doora oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa Maxamed Cabdillaahi ku soo More...

By Geeljire On Tuesday, October 31st, 2017
0 Comments

Saraakiishii Madaxweyne Donald Trump U qaabilsanaa Ololihii Doorashadii Uu Ku soo Baxay Oo lagu Helay Inay Xidhiidh la sameeyeen Ruushka

Washigton (BMC)-Lataliyii Gaarka ahaa Ee Madaxweynaha dalkaasi Maraykanka Mr Donold Trump iyo laba sarkaal oo kale ayaa lagu helay inay xidhiidh la sameeyeen dalka Ruushka bilihii ka horeeyey doorashadii dalkaasi More...

By Geeljire On Monday, October 30th, 2017
0 Comments

Xafladd Balaadhan Oo lagu Xusayey Maalinta Xorriyadda Jamhuuriyadda Dalka Turkiga Oo lagu Qabtay Caasimadda Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho (BMC)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu xusayay 94 guuradii ka soo wareegatay Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga.“Waxaan ugu More...

By Geeljire On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

“Wanjalaaddu Maaha Hal-Abuur Kaambeyn-Galikar” Faalladii Wargeyska Ogaal

Hargeysa (BMC)-Somaliland waxa weli ka socda ollole doorasho oo ay sadex xisbi ugu beretamayaan hogaanka dalka. Hannaan wanaagsan ayuu ku bilaabmay markii hore , hase ahaatee haatan ma murkucasho la’a. Arbacaddii More...

By Geeljire On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

Hay’adda Caalamiga ah Ee Innovate Vnetures Oo Soo Bandhigtay Lacago Badan Oo ay Ku Maalgalisay Shirkadaha Ganacsi yaryar Ee Somaliland (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Shirballaadhan Oo  loogu magacdaray Satrat up Acceleration and Demo Day ayaa Lagu Qabtay Hpelka Maan-soor ee Hargeysa, Shirkan Waxaa Soo Qaban-qaabiyey Ururka Innovate Oo ah Hay’adda Caalamiga More...

By Geeljire On Saturday, October 28th, 2017
0 Comments

Prominent Somali Christian Killed in Mogadishu Truck Bomb Attack

Mugadishu (BMC)-Al Shabab Islamists detonated a truck bomb in a busy intersection in the heart of the Somali capital on Saturday afternoon, 14 October 2017. The Associated Press (AP), quoting Somali government sources, More...

By Geeljire On Saturday, October 28th, 2017
0 Comments

Xarunta Falanqaynta Siyaasadda Ee “CPA ” Oo Munaasibad ballaadhan Ku Soo Bandhigtay Doorashooyinka Somaliland Iyo Wararka Beenta ah (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Xafladd Ballaadhan Oo Lagu Lafagurayey Ololaha Doorashooyinka Somaliland Iyo Wararka Beenta ah Ayaa Lagu Qabtay Hotel-ka Maan-soor Ee Hargeysa,Munaasibaddaasi Oo Si Quruxbadan Loo soo Abaabulay Waxaa More...

By Geeljire On Thursday, October 26th, 2017
0 Comments

Taageerayaasha Xamaasadda Badan Ee Xisbiga Kulmiye Oo Wareeggii 2-aad indha Mucaaradka Tusay 5 Farood Iyo Calaacal (Sawirro)

Hargeysa (BMC )- Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa bannaanbaxyo baaxad leh oo taageerada xisbiga KULMIYE ah ku muujiyey maalinta labaad ee ololaha doorashada xisbul-xaakimka oo laga sameeyey guud ahaan gobollada More...

By Geeljire On Monday, October 23rd, 2017
0 Comments

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Oo Ciidda Dhaqaajiyey Isu soo baxoodii Ugu Horeeyey iyo Xisbiyada Kale Oo ka Gabaday Boodhkii Kulmiye Kaga Duuliyey Goballada Dalka(Sawirro)

Hargeysa (BMC )- Taageerayaasha Xisbiga  Midnimada iyo Horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa dhoolla-tuska layaab leh ku bilaabay maalinta koowaad ee ololihiisa ku bilaabay ee Gobolka Maroodi-jeex  ee Somaliland.Kumannaan More...