Date archive forNovember, 2017
By Geeljire On Thursday, November 30th, 2017
0 Comments

No illusions about the challenges facing Somaliland

Hargeisa (BMC)-Please use the sharing tools found via the email icon at the top of articles. Copying articles to share with others is a breach of FT.com T&Cs and Copyright Policy. Email licensing@ft.com to buy More...

By Geeljire On Thursday, November 30th, 2017
0 Comments

Gabyaagii Gobaysane: Qamaan Bulxan (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)

Hargeysa (BMC)-Gabyaagii Gobaysane: Qamaan Bulxan (WQ: Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”) Wiil taaninimo loo qiroo sida talmiiggaasa Aan lagu taxwiyin oo lagdini timaha boodhaynin Mid uun baa tab More...

By Geeljire On Wednesday, November 29th, 2017
0 Comments

Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Ee Dalka Maraykanka Oo Sarkaal-sare Oo Daacishta Somaliya Ka tirsanaa Ku dilay Duqayn Ka Dhacday Bariga Boosaaso

Hargeysa (BMC)-Diraaradaha Aan Duuliyaha lahayn Ee laga leeyahay Dalka Maraykanka Ayaa Dagaal xagga Hawada ah ku qaaday Deegaanno ka tirsan Muran-gobaleedka Puntland Ee Koonfurta Somaliya Halkaasoo Ay ku suganaayeen More...

By Geeljire On Tuesday, November 28th, 2017
0 Comments

Mashruucii Tayeynta Shaqaalaha ee Bangiga Aduunka oo Kor u qaaday Musuqa iyo Maamul Xumadii hore ee Puntland

Garawe (BMC)-Ka dib burburkii ku dhacay dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991, waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay hay’adihii dowladda iyo shaqooyinkii ay u qaban jireen shacabka, taas bedelkeeda waxaa wadanka aad More...

By Geeljire On Tuesday, November 28th, 2017
0 Comments

Guluf colaadeed Oo Ka dhan Ah Kooxaha Qaraxyada Abaabula Oo Ka bilawday Gobalka Bakool

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Deegaano ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta Dalka waxaa ay ka bilaabeen Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyada Argagixisada Al shabaab. Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka More...

By Geeljire On Tuesday, November 28th, 2017
0 Comments

Halkan Hoose Ka Daawo Hanti-dhawraha Somaliland Oo Sheegay ina lajoojiyey Xisaabaadkii Dawladda Shidaalka,Mushahar iyo Wixii lamda mooyee

Hargeysa (BMC)-Hanti-dhawrka Guud Ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire Ayaa Sheegay Inay Waaxda Hanti-dhawrku Joojisaysay In Baanka Dhexe Ee Dawladda laga Saaro Guud ahaan ba xisaabaadkii Hay’adaha kaladuwan More...

By Geeljire On Monday, November 27th, 2017
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Oo Booqday Dhalinyaro Somaliyeed Oo Kujira Xabsiga Dalka Seychelles

Seychelles (BMC)Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ayaan maanta ku soo booqday 15 Soomaali ah oo halkaa ku xiran.qWaxay ku xukuman yihiin sannado kala duwan ka dib markii lagu helay dembi burcadbadeednimo. Waxaa More...

By Geeljire On Monday, November 27th, 2017
0 Comments

Halkan Hoose ka Daawo Qurbajoogta Somaliland Oo La Dardaarmay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (BMC)-Qurbajoogta Somaliland Ee Ka qaybgashay Doorashadii Dhawaan ka dhacday Somaliland Ayaa Dardaaran U jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,Khudbadihii kaladuwanaa Ee Madaxshaasi Laga Jeediyey Oo Maqal More...

By Geeljire On Monday, November 27th, 2017
0 Comments

Halkan Hoose ka Daawo Khudbaddii Madaxweynaha Dhawaan la Doortay Muuse Biixi U Jeediyey Qurbajoogta Kulmiye Ee Doorashadii Ka Qaybglay

Hargeysa (BMC)-Madaxweynaha Dhawaan la Doortay Muuse Biixi Cabdi Ayaa la hadlay Dadweyne Farabadan Oo ka Tirsan Qurbajoogtii Ka qaybgashay Doorashadii dalka Ka dhacday 13/11/2017 Iyo Kwii horey U sii joogay. Khudbaddaasi More...

By Geeljire On Saturday, November 25th, 2017
0 Comments

Muran-Gobaleedka Jubaland Iyo Hay’adaha Qaxootiga Caawiya Oo Xero Uga Dhisaya Qaxootiga Ka soo Laabanaya Dalka Kenya

Kismaayo (BMC)-Muran-Gobaleedka Somaliyeed Ee Degmada Kismaayo Ayaa Duleedka Xarunta Gobalka Jubada-hoose Ee Kismaayo Ka dhisaya Xarun lagu Xanaaneeyo Dadka Qaxootiga ah Ee ka soo Laabanaya Xeryaha Qaxootiga Dalka More...