Date archive forNovember, 2017
By Geeljire On Saturday, November 25th, 2017
0 Comments

Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya Oo Xogwaraysi la yeeshay Qaar Ka mida Dadka Jilicdasan Ee Muqdisho

Muqdisho (BMC)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabkaJamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah dadka naafada ah oo ay dhageysanayeen baahiyaha gaarka ay More...

By Geeljire On Saturday, November 25th, 2017
0 Comments

Gudoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group iyo Maamulka-sare Oo Tacsi U diray Ehelladii iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Axmed Yaasiin Gabaxaddi

Hargeysa (BMC)Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha More...

By Geeljire On Thursday, November 23rd, 2017
0 Comments

Suldaanka Guud Ee Beelaha Reer Fiqi-Cumar Sul-Mukhtaar Sul- Maxamed Daahir Oo Dhambaal Hambalyo Ah U diray Madaxweyne M-Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa

Hargeysa (BMC)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Reer Fiqi-Cumar Sudlaan  Mukhtaar Suldaan  Maxamed Daahir Suldaan Cabdullaahi Mursal Ayaa Dhamabaal Hambalyo Ah U diray Madaxaweynaha Dhawaan la Doortay Muuse Biixi Cabdi More...

By Geeljire On Thursday, November 23rd, 2017
0 Comments

Qaarkamida Sulaadiinta Reer Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U diray Madaxwenaha Cusub Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku xigeenkiisa Saylici (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Qaarkamida Sulaadiinta Reer Somaliland Ayaa Dhambaal Hambaylo Ah U diray Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici,Hadaladii kaladuwanaa Ee haddana isku More...

By Geeljire On Tuesday, November 21st, 2017
0 Comments

Degdegg:Guddiga Doorashooyinka Oo Ku dhawaaqay Inuu Muuse Biixi Cabdi Ku Guuleystay Madaxweynaha Somaliland Ee 5 Sano Ee Soocota

Hargeysa (BMC)-Guddiga Doorashooyinka Somaliland Ayaa Goordhawayd Si Rasmiya Ugu Dhawaaqay Natiijada Doorashadii Somaliland ka qabsoontay 13/11/2017-ka Taasoo Si weyn Loogu wada dhagtaagayey Cidda ku Guuleysatay More...

By Geeljire On Tuesday, November 21st, 2017
0 Comments

Guddiga Doorashooyinka Oo lagu Wado inay Maanta Duhurka Ku dhawaaqidoonaan Natiijadii Doorashadii Somaliland Ka dhacday 13 Bishan Aan ku Jirro

Hargeysa (BMC)-Guddiga Doorashooyinka Somaliland Ayaa lagu Wadaa Inay Goordhaw Ku Dhawaaqaan Natiijadii laga Sugayey 7 Cisho Inay Bulshada U sheegaan Murashaxa Ku Guuleystay Codadkii Ugu Badnaa Tiradii Isu Diiwaan-galisay More...

By Geeljire On Monday, November 20th, 2017
0 Comments

Dadweynaha Reer Somaliland Oo Wali Ka dhurusugaya Ku Dhawaaqidda Natiijada Doorashadii Dalka Ka Dhacday 13 November

Hargeysa (BMC)-Dadweynaha Reer Somaliland Ayaa Wali Si weyn Ugu Dhegtaagaya Ku Dhawaaqidda Natiijadii ka soo Baxday Codbixinta Doorashadii Dalka ka dhacday 13/11/2017 Taasoo Ilaa hadda Ay Guddiga Doorashooyinku More...

By Geeljire On Sunday, November 19th, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi “Farmaajo” Oo Booqasho Kale Ku tagay Dalka Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Dubai (BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Abu Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka Carabta. Wafdiga Madaxweynaha More...

By Geeljire On Saturday, November 18th, 2017
0 Comments

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Kulan Qado Sharafeed Ah Ku maamuustay Safiirrada Somaliland dibadaha U jooga (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland Ayaa Casuumadd Qado Sharfeed ahayd Ku maamuustay 12 Safiir Oo Kamida Kuwa Somaliland u matalaya Waddamada Dibadda, Xubnaha Safiirrada ah Ee Kulankaasi Qado-sharafeekda More...

By Geeljire On Saturday, November 18th, 2017
0 Comments

Degdegg: Halkan Hoose ka Daawo Xisbiga Waddani Oo Aqbalay In dib Lootiriyo Codadka Sanaaduuqdii Degmada 26 JUNE Iyo Gebilay Koomishankuna Cabashooyinkoodii Tixgeliyaan

  Hargeysa (BMC)-Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani  Ayaa Ogolaaday In dub loo Tiriyo Codadka Sanaaduuqdii Degmada 26 June iyo Gebilay sidaana waxay labada dhinac ku sheegeen Shirjaraa’id oo Ay Goordhawayd More...