Date archive forDecember, 2017
By Geeljire On Sunday, December 17th, 2017
0 Comments

Hay’adda shaqaalaha dawlada oo maanta si rasmi ah u Shaacisay Diyaarinta Mashruucii ugu Cuslaa ee Madax Tirinta Shaqaalaha Dawladda

Hargeysa (BMC)-Hay’adda Shaqaalah Ayaa Bilawday Tirinta Shaqaalaha Guud Ee Ka Hawlgala Hay’adaha kaladwan Ee Xukuumadda Somaliland Sidaana Waxaa lagu Caddeeyey Kulan Maanta ku qabsoomay xarunta hay’adda More...

By Geeljire On Sunday, December 17th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada U magacabay Duuliye Cabdi Maxamed Rodol

Hargeyas (BMC)-Warqad Ku suntanayd Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Oo Soo gaadhay Warbaahinta Baadiye Ayaa lagu Sheegay Inuu Madaxweyne Muuse U magacaabay Cabdi Maxamed Rodol  Oo kamid ahaa Duuluya More...

By Geeljire On Saturday, December 16th, 2017
0 Comments

67 Qof Oo Somali ah Oo Lagu Xasuuqay Magaalada Baabili Oo ka Tirsan Gobalka Baabili Ee Gobalka Hararge

Baabili (BMC)-Ciidamada Booliska Deegaanka Baabili Ee Gobalka Hararge Ee Deegaanka Oramiya  Ayaa Rasaas Oodda kaga Qaaday Dad farabadan Oo Maxaabiis Somali ahaa Kuwaasoo Gacanta Ugu jiray Maamulka Oramada Kuwaasoo More...

By Geeljire On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

Madaxweynihiihore Axmed Siilaanyo iyo Waxyaabaha laga xusikaro wixii Uu qabtay Mudadii Uu Xilka soo hayey 7 dii sano Ee La soo dhaafay

Hargeysa (BMC)-1,Madaxweynihoore Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  Wuxuu Kor U Qaaday Dhaqaalaha Dalka Waxaanay Ahayd Miisaaniyada Qaranka Wakhtiguu Dalka La Wareegay,30 Milyan Waxaanu Gaadhsiiyey 400,000 Kun More...

By Geeljire On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Tacsi U diray Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuum Marxuum Axmed Xaaji Muuse Abokor (Axmed Laydhsi)

15/12/2017 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Hargeysa (BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga More...

By Geeljire On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

Xukuumada Uu Soo Dhisay Madaxweyne Muuse biixi Cabdi Xal-maah Ee Waa Xul Wasaarada Maaliyadana Waxuu U Magacaabay Wasiirkii Kuhaboonaa “Cabadiraxmaan Jibriil Cabsiiye

Hargeysa(BMC)-Agaasimihii hore ee Cashuuraha Bariga Somaliland Cabdiraxmaan Jibriil Cabsiiye ayaa, ka hadalay sida uu u arako xukuumada Cusub Ee Uu Soo Dhisay Madaxweyne“ Marka hore waxaan hambliyo u dirayaa madaxweynaha More...

By Geeljire On Thursday, December 14th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Magacaabay Golihii Wasiirrada Xukuumaddiisa Cusub

Hargeysa (BMC)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Soo dhisay Xubnaha Xusub Ee Golihiisa Wasiirrada Waxaanu Meesha ka saaray maamulkiihore Wasiirradaasi ku soo Jiray Marka laga Reebo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad More...

By Geeljire On Wednesday, December 13th, 2017
0 Comments

Maxamuud Xaashi Cabdi wuxu Ahaa Masuul Qaran Oo Baarka Ka Jaray Muddo Todoba Sanadood iyo Shan Bilood Ah .

Hargeysa (BMC)-Maxamuud Wuxu Isagoo Meel Fog Ka Arkay Siyaasad Xumada    Shabeeladii Uu  Madaxweyne Siilanyo Ku Aaminay Idmanaan-Shaha Hawlaha Culus Ee Markaa Qaranka Hor Yaalay Oo Khaayimiin Qaran Noqday Isla More...

By Geeljire On Wednesday, December 13th, 2017
0 Comments

Xafladda Xilwareejinta Iyo Caleemo-saarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Si Toos ah Uga Soconaysa Xarunta Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (BMC)-Xafladda Xilwareejinta Madaxweynaha Dhawaan la Doortay Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Toosa uga Soconaysa Xarunta Madaxtooyada Somaliland Halkaasoo Ay Shaashada Warbaahinta kaladuwani Soo tebinayaan Muuqaallada More...

By Geeljire On Tuesday, December 12th, 2017
0 Comments

Mashruuca Scoore Project Ee Baanka Aduunka Hoosyimadda Oo Shir lagaga hadlayey Koodhka Ganacsiga Ku Qabtay Hotelka Maan-soor (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Mashruuca Score Projecr Oo Hoosyimaadda Baanka Aduunka qaybtiisa Somaliland Ayaaa Shirballaadhan Ku qabtay Hotelka Maan-soor Ee Hargeysa, shirkan Oo Uu soo qorsheeyey Xafiiska PIU “Publice Implementation More...