Date archive forDecember, 2017
By Geeljire On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Gudoomiyah Xisbiga Waddani Iyo Masuuliyiin Ka tirsan Xisbigaasi (Sawirro)

Hargeysa-(BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka sare ee xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiye cirro iyo, gudoomiye ku xigeenkiisu.Kulankaasi More...

By Geeljire On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

Halkan-hoose Ka Daawo Khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi Uu ka Jeediyey Shirkii Wadatashiga Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa Cusub

Hargeysa (BMC)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Khudbad dheer U jeediyey Golihiisa Wasiirrada Cusub Waxaanu Mr Biixi U sheegay Wasiirrada Cusub  Inay Soo jiitaan Deegaannada Ay ka soo Jeedaan Balse Aanay Beesha More...

By Geeljire On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

Ahmed Abba to be freed after Cameroonian Court reduces sentence on appeal

Durban (BMC)-Durban, South Africa, December 21, 2016 — The Committee to Protect Journalists welcomes today’s ruling by a Cameroonian military appeal court that should result in Radio France Internationale More...

By Geeljire On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

DRC radio journalist detained over defamation claim

New York, December 21, 2017–Authorities in the Democratic Republic of Congo should immediately release broadcast journalist Benjamin Mutiya, the Committee to Protect Journalists said today. The national security More...

By Geeljire On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

Waxaa Hubaall Ah Inaanaan Xilka Dawladnimo Sidaas kaga Maqnaaandoonin: Faalladii Marwaan Sulub

Hargeysa (BMC)-Wasiir Kasta Oo Loo Soo Magacabo Wasaarada Warfaafin Waxa Lagu Yidhaa Waxad U Tagaysaa Shaqale Aan Kala Danbayn Iyo Maamul Midna Aan Lahayn.Waana La Sii Baqa Galiyaa Kadib Isagoo Is Difaac Ku Jira More...

By Geeljire On Wednesday, December 20th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuum Chief Caaqil Jaamac Caarre Samatar Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargeysa (BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, More...

By Geeljire On Wednesday, December 20th, 2017
0 Comments

Ra’iisulwasaarihii-hore Cumar Cabdirashiid Oo Iska Leexiyey Inuu Kamid Yahay Kooxda Qaran-dumuska ah

Dubai (BMC)-Ra’iisulwasaarihiihore Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ayaa Diiday Inuu Wax Luga ku leeyahay Kooxaha Loogu yeedhay Qaran-dumiska ah Ee Lagu Eedaynayo Inay Dawlado Shisheeye Dabada Ku More...

By Geeljire On Tuesday, December 19th, 2017
0 Comments

Guddoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdi weli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa soo xiray Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka socday magaalada Muqdisho.

Muqdisho (BMC)- Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Boqolaal Dhalinyaro oo kala yimid Gobalada dalka. Warmurtiyeed ka kooban qodobo More...

By Geeljire On Tuesday, December 19th, 2017
0 Comments

Raxann Xildhibaano Ka soo Jeeda Beelaha Hawiye Iyo Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayrre Oo Isku Maan-dhaafay siidaynta Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdisho (BMC)-Raxan Mudanayaal Ka tirsan Golaha Shacabka Ayaa Cabasho Iyo Soo Jeedin ba ugu Tagay Ras’iisulwasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Somaliya Md Xasan Cali Khayrre,Ujeedada Mudanayaashaasi Uu Tageen More...

By Geeljire On Monday, December 18th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay Ugaaska Beesha Ciise

Hargeysa (BMC)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Ku qaabilay Ugaaska Guud Ee Beesha Ciise Ugaas Maxamed Oo ah Nin Dhalinyaro ah Kaasoo Sanadkii 2012 Loo Caleemo Saaray Inoo Noqcdo  Hogaamiye More...