Date archive forJanuary, 2018
By Geeljire On Monday, January 8th, 2018
0 Comments

Halkan-hoose Ka Daawo Hiliblayaasha Magaalada Burco Oo Ka Cabanaya Maayarka Burco Mr Muraad Madaxweynaha Ka Codsanaya Inuu ka soo Gaadho

Burco (BMC)-Qaarkamida Hiliblayaasha Kawaanka Burco Ayaa Cabasho weyn ka muujiyey sida uu ula dhaqmayo Dadka masaakiinta ah ee Ku nool kuwaasoo caruuradooda ku biisha waxayar ee ay ka helaan xoolaha ay ku qalaan More...

By Geeljire On Monday, January 8th, 2018
0 Comments

Hay’adda shaqaalaha dawladda oo maanta si rasmi ah u soo dhajisay natiijada imtixaan ay shaqo-doon ka qaadeen

Hargeysa (BMC)-Iyada oo muddooyinkii u dambeeyey hay’adda shaqaalaha dawladdu ku hawlanayd kala saarista tiro aqoonyahan ah oo soo xaraysatay dalabka shaqaale ay hay’adda shaqaalaha dawladdu uga baahnayd in More...

By Geeljire On Saturday, January 6th, 2018
0 Comments

Machadka Barashada Nabadda Somaliya waxuu ogeysiinayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Ciidamadda Qalabka Sida inuu shaqaalaysiinaayo ????

Hargeysa (BMC)-Machadka Barrashadda Amniga Soomaaliyeed “Somali Institute of Security Studies” waxuu ogeysiinayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Ciidamadda Qalabka Sida inuu shaqaalaysiinaayo saraakiishii More...

By Geeljire On Thursday, January 4th, 2018
0 Comments

Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre Oo xilka qaadis iyo Isbadalba ku sameeyey Qaarkamida Wasaaradaha Xukuumaddiisa

Muqdisho (BMC)-Ra’iisullwasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayrre Ayaa Xilkaqaadis iyo Isbadalba ku sameeyey Qaarkamida Golihiisa Wasiirrada Waxaanu Xalay Saqdiidhexe Soo Saaray Mr Khayrre Wareegtada Uu Isku badalkaasi More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Hambalyo Meher Farxad Leh: Liibaan Maxamed Ibraahin-Dheere iyo Cabdiya Abiib Timo-cad Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Hargeysa (BMC)-Ayeeyo Sahra Aadan Qalinle iyo Carruurteeda oo kala ah; Maxamed Ibraahin Dheere, Xasna Ibraahin Dheere, Xasan Ibraahin Dheere, Foosiya Ibraahin Dheere, Ifraax Ibraahin Dheere, Amiira Ibraahin Dheere, More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Safiirka Jabouti U fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye

Hargeysa-(BMC)-Madaxaweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa Uu maanta Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Safiiska Dalka Jabouti U fadhiya Hargeysa Mr Xuseen Cumar Kawaaliye sidaana waxaa lagu Sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Oo Burisay Go’aankii Garsoore Ka tirsan Maxkamada Gobalka Banaadir Ku Fasaxay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdish (BMC)-Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa burisay go’aankii uu garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir uu ka gaaray dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xeer Madaxweyne Ku magaabay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qaarkood

Hargeysa (BMC)-Madaxweyne Muue Biixi Cabdi Xildiid ayaa Soo saaray xeer Madaxweyne Oo Uu ku magacaabay Qaarkamida Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Qaarkod iyo Hay’ado Madax banaan sidaana Waxaa lagu Sheegay More...

By Geeljire On Wednesday, January 3rd, 2018
0 Comments

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/XM/249-11/012018

Hrgeysa (BMC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/XM/249-11/012018  uu ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha More...

By Geeljire On Tuesday, January 2nd, 2018
0 Comments

Aqalkasare Ee Odayaasha Baarlamaanka Somaliya Oo ka hadlay Weerarkii dhawaan Lagu Qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

Muqdisho (BMC)-Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Baarlamaanka Somaliya Ayaa Ka hadlay Weerarkii lagu Qaaday Guriga Uu daganyahay Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid,Shir-gudoonka Aqalkaasi Ayaa Maxkamadda Gobalka More...