Date archive forApril, 2018
By Geeljire On Thursday, April 12th, 2018
0 Comments

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Fasaxay Maalinta Sabtidda Shaqaalaha Dawladda Oo Ku Beegan Xuska Maalintii Nebi Muxamed (Nnkh) La Dheelmiyey

Hargeysa (BMC)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay Fasaxday Shaqaalaha Dawladda Maalinta Sabtidda ee Bishu tahay 14/4/2018-ka oo ku beegan maalintii Samadda loo Nebi Muxamed (NNKH) More...

By Geeljire On Thursday, April 12th, 2018
0 Comments

Dawladda Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Isu Aroostay 29 Wiil Oo ka soo Jeeda Beelaha Ajiga Iyo 29 Gadhood Oo ka soo Jeeda Beelaha Gabooyaha

Jigjiga (BMC)-Dawladda Deegaanka Somalida Dalka Ethiopia ee Kilil-ka 5-aad ayaa isu Aroostay 29 Qoys oo dhalinyaro ah hal habeen oo kaliya sidii Guur wadareed ahaan kuwaasoo ka soo kala jeeda Beelaha Ajiga iyo Kuwa More...

By Geeljire On Thursday, April 12th, 2018
0 Comments

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Cabdi Cali Oo Iscasilay sababeeyeyna wixii ku fallifay inuu Shaqada ka tago

Hargeysa (BMC)- Agaasimihii wasaarada Qorsheynta qaranka Somaliland Cabdi Calo Ayaa xilkii uu wasaaraddaasi ka hayey iskaga tagay waxaanu sidaa ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa uu ku leeyahay More...

By Geeljire On Thursday, April 12th, 2018
0 Comments

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyihiihore ee Golaha Shacabka ee la riday Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Oo is-cafiyey isuna dhoolo cadeeyey

Muqdisho (BMC)-Ra’iisulwasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayrre iyo Gudoomiyihiihore ee Golaha Shacabka Somaliya ayaa la daawaday iyagoo isla qoslaya islamarkaana wada dhoollo-cadaynaya iyagoo Gacmaha ishaysta,Sawirkaasi More...

By Geeljire On Thursday, April 12th, 2018
0 Comments

Candidate poised for historic election victory in the upcoming 2018 Swedish general election. By Abdirisak Itaqile

Stockholm (BMC)- A Somali-Swedish female politician is hoping to become the first elected Somali-Swedish legislator in the upcoming 2018 Swedish general election, slated to be held on September 9, 2018. The Somali-Swedish More...

By Geeljire On Tuesday, April 10th, 2018
0 Comments

Wasiirkiihore Xasan Xaaji Maxamuud “Xasan Gadhweyne” Oo Taci u diray ehellada iyo shacbiga iyo Somaliland Geeridii ku timid Marxuumiinta magacyadoodu Hoos ku qoranyihiin Oo Shalay ku Geeriyooday Hargeysa

Hargeysa (BMC)-yaasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo tacsi tiraanyo leh u diray qoysaska, ehelada, qaraabada, asxaabta, ubadka iyo dhammaan shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen marxuumiinta kala More...

By Geeljire On Tuesday, April 10th, 2018
0 Comments

Faallo: Khaladaadka Ku JIra Miisaaniyada 2018 Somaliland+ Baahiyaha Aasaasiga ah oo ay ka kharash bateen waxyaabo aan muhiim ahayn Faalladii Cabdiqani Cigeh

Hargeysa (BMC)-Miisaaniyada 2018 ee ay Golaha Wasiiradu ansixiyeen ayaa ka kooban lacag dhan hal tiriliyan, lix boqol iyo sideetan iyo todoba bilyan oo Shilinka Soomaliland ah (1,68700,000 ) taas oo u dhigan Dollor More...

By Geeljire On Monday, April 9th, 2018
0 Comments

“Anigu Waxaan ku haminayaa inaan Noqdo Madaxweynaha Somaliland waayo wax ii diidayaa majiraan” Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud” Waraysi Khaas ah

Hargeysa (BMC)-Mudane Cabdulqaadir Jaamac Xaamud Oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland gaar ahaan Guddiga dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay  inuu ku haminayo  inuu noqdo Mustaqbalka soo More...

By Geeljire On Monday, April 9th, 2018
0 Comments

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Oo lagu wado Inuu Maalinta Arbacada Soo socota ku dhawaaqidoono Inuu Is-casilo

Muqdisho (BMC)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Professor Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo iscasilaaddiisa ka dib markii ay todobaadyadii la soo dhaafay coolaad xun iyo dagaal More...

By Geeljire On Monday, April 9th, 2018
0 Comments

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliya Oo Maanta xukun Dil ah ku xukuntay Askari horey u dilay Askari kale oo ay ka wada tirsanaayeen Ciidanka Milatariga Somaliya

Muqdisho (BMC)-Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu xukuntay danbiile gacan ku dhiigle Ex-Gaashaanle More...