Published On: Sun, May 28th, 2017

Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo Wada Hadalo Uga Furmeen Magaalada Hargasya

Hargyesa (BMC)-Kulan qado ah ayay maanta isugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odyaasha  Labada Beelood ee Ciidagale iyo Dhulbahante,Qado-Sharaftan oo ka qabsoontay Riyaad Hotel Ee Hargasya, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax dhaqameed ka soo jeeda labada Beelood .

Ujeedada ugu muhiimsan ee labada Beelood ay wada hadalada u furen ayaa la xidhiidha in ay labadan beelood ay isku xulufaystaan Masiirka Siyaasadeed Ee Beelahaasi .

Xisbiga UCID ayaa la sheeg in Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbigaasi ka soo xulanayaa Gobolka SOOL  .

www.Badiye.com

Xafiiska Hargyesa