Published On: Wed, Jun 7th, 2017

Go’doominta ay xidhiidhkii ugu jareen dalkaasi QATAR 4 waddan oo kamida Carabta iyo halista ku iman karta koomkii dalkaasi lagu qaban lahaa 2022

Hargeysa (BMC)-Xidhiidhka kubadda cagta Adduunku su’aal iyo shaki toonna masoo dhigin miiska, laakiin wuu jiraa dareenka ah in ay khasab tahay tahay in talo laga yeesho sida uu noqonayo koobka adduunka ee 2022 loo qoondeeyey in lagu qabto waddanka Qatar, haddii ay sii jirto xayiraadda go’doominta ah ee ay dalalka Khaliijku saareen dalka yar ee sida aadka ah ugu tiirsan.

Guddida qaban-qaabada Koobka Adduunka oo ka mid ahaa kuwii ugu horreeyey ee Isniintii hadlay markii waddanka Qatar cuno-qabaynta ay kusoo rogeen dalalka Sucuudiga amarkiisa ku shaqeeya ee Imaaraadka, Masar, Baxrayn, Yemen iyo Liibiya, waxay sheegeen in FIFA iyo …..

Warkoo dhan halkan kala bax

www.Baadiye.com