Published On: Mon, Jun 19th, 2017

Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle iyo Nimco Maxamed Cabdilaahi oo ka dhacay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa

Hargeysa (BMC)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Musharraxa Madaxweyne ee xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Guddoomiyaha Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Baashe Maxamed Faarax, dhamaan Xildhibaanada Golaha Wakiillada iyo  shaqaalaha Golaha Wakiillada, Dhamaantood waxay hambalyo Meher u dirayaan Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle iyo Nimco Maxamed Cabdilaahi oo 18/6/2017 Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. waxaanay ALLE uga baryayaan inay noqdaan Qoyskii isku waara ee kala hela Ubad khayr qaba. Amiin Amiin Amiin

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargeysa