Published On: Sat, Aug 12th, 2017

Ururka mutadawiciinta Geeska Africa ee Havoyoco oo xaflad ballaadhan ku maamuusay xuska maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada Aduunka

Hargeysa (BMC)-Ururka mutadawiciinta Geeska Africa ee Havoyoco ayaa xafladd ballaadhan ku maamuusay xuska maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada Aduunka, munaasibadda xafladdaasi waxaa ka soo qaybgalay Hogaanka sare ee Havoyocoo, ¬†maamulka fulinta mashaariicda, masuuliyiin ka kala socday hay’adaha xukuumadda, hayadaha caalamiga ah, ururada bulshada rayidka ah iyo dadweyne kale.

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargeysa