Published On: Sat, Aug 12th, 2017

Madaxweyne Uhuuru Kenyatta oo markale loo doortay inuu nooqd hogaamiyaha dalkaasi Kenya

Nairobi (BMC)-Madaxweynihiihore ee dalkaasi ayaa markale loogu celiyey inuu nooqdo hogaamiyaha sii hayndoona talada dalkaasi 5 sano ee soo socota , taasoo uu kaga guuleystay musharrixii u tartamayey mucaaradka Mr Raila Oddinga kaasoo uu tiro badan kaga guuleystay.

Mr Uhugu ayaan la rumaysnayn inuu waxbadan ka badalidoono hogaamintiisii hore oo lagu bartay mid aan ka faaruqin musu-maasuq iyo wax is dabamarin taasoo ahayd qodobkii ugu weynaa ee ay kooxaha mucaaradka ahi ku dhaleecaynayeen hasye yeeshee aanay mucaaradku hursad  helin inay kursiga ku fadhiistaan si ay u badalaan Madaxweyne Kenyatta iyo xisbigiisa.

inkastoo ay gudigii doorshooyinku ku dhawaaqeen inuu Madaxweyne Uhuuru kursiga ku guuleystay markale haddana isaga iyo taageerayaashiisuuna ay markiiba bilaabeen dabaaldagga iyo xafladaha guushii ay ka soo dheelmeen tartankii aadka u adkaa ee cidiyo ku dagaalanka ahaa haddana kooxaha mucaaraadka ah ee uu hogaaminayo ninkii laga adkaaday Mr Raila ayaan la hubin inuu ku qancidoono natiijadii ka soo baxday doorashadaas iyo inkale.

www.Baadiye.com