Published On: Sun, Aug 27th, 2017

Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun:Marxuum Xueen Jaamac Guuleed oo Hargeysa lagu aasay ilaahay hawnaxariisto

Hargeysa (BMC)-Dhamaan Maamulka sare iyo Shaqaalaha Xarunta Diraasaadka Iyo Falanqaynta Siyaasadda (Center for Policy Analysis), waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xarunta CPA Maxamed Xuseen Jaamac, oo Aabihii Marxuum Xuseen Jaamac Guuleed ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 26/08/2017.

Waxay Illaahay uga baryayaan in uu Marxuumka Janada fardawsa ka waraabiyo ehelada, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargeysa