Published On: Sun, Sep 17th, 2017

Halkan hoose ka daawo khudbaddii uu wasiirka qorshaynta Mr Qabo ka jeediyey shirkii jaaliyadda Dubai

Dubai (BMC)-Wasiirka qorshaynta Maxamed Aadan Qabyo ayaa ka warbixiyey arrimaha hormarinta ee xisbiga Kulmiye dalka ka qabtay ilaa iyo sanadihii kuu kursiga soo hayey kuwaas oo haddana meelfiican maraya sida uu sheegay Mr Qabo haddaba khudbaddaasi oo maqal iyo  muuqaalba ah halkan hoose ka daawo.

www.Baadiye.com