Published On: Wed, Sep 27th, 2017

Tacsi:Ilaahay haw-naxariisto Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ku geeriyooda dalka Hindiya

New-dalhi (BMC)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya halkaasoo marxuumka caafimaad ahaan loogu qaaday dhawaan.

ilaahay marxuumka hawnaxariisto ehelladiisii iyo qaraabadii uu ka baxayna sabir iyo Iimaan taam ah haka siiyo

Aamiin Aaamiin Aaaamiin

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargeysa