Published On: Tue, Oct 10th, 2017

Madaxweynayaasha Somaliya Farmaajo iyo Masar Siisi Oo Khadka Telefoonka Kaga wada Sheekaystay Siixoojinta Xidhiidhka U dhexeeya Labada Dall

Muqdisho (BMC)-Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar Ayaa Ka wadaxaajooday Sii adkaynta Xidhidhka qotada dheer Ee ka dhexeeya Labada Dal iyo Shucuubtooda Sidaana Waxay Ku Sheegeen Xidhiidh Xagga Khadka Telefoonka ah Oo ay ku Wadahadleen.

Madaxweynaha Somaliya Mr Farmaajo Ayaa halkaa uga Sheegay Madaxweynaha Dalka Masaarida Mr Siisi Inay ka Somaliya ahaan mahad Ballaadhan uga hayaan Masar Inay Taageero Milatari iyo Mid-fasamaba Siiso xiligan Somaliya.

Dhiggiisa Dalka Masar Cabdi-Fataax Siisi Ayaa Isaguna ku Nuux-nuuxsaday Siday uga Go;antahay Inay Somaliya Gacan uga Siin lahaayeen Inay dib ugu soo laabato Kaalintii Ay Waayo Ku lahayd Dunida.

www.Baadiye.com