Published On: Mon, Nov 27th, 2017

Halkan Hoose ka Daawo Qurbajoogta Somaliland Oo La Dardaarmay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (BMC)-Qurbajoogta Somaliland Ee Ka qaybgashay Doorashadii Dhawaan ka dhacday Somaliland Ayaa Dardaaran U jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,Khudbadihii kaladuwanaa Ee Madaxshaasi Laga Jeediyey Oo Maqal Iyo Muuqaalba ah Halkan Hoose ka Daawo.

 

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargyesa