Published On: Tue, Nov 28th, 2017

Halkan Hoose Ka Daawo Hanti-dhawraha Somaliland Oo Sheegay ina lajoojiyey Xisaabaadkii Dawladda Shidaalka,Mushahar iyo Wixii lamda mooyee

Hargeysa (BMC)-Hanti-dhawrka Guud Ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire Ayaa Sheegay Inay Waaxda Hanti-dhawrku Joojisaysay In Baanka Dhexe Ee Dawladda laga Saaro Guud ahaan ba xisaabaadkii Hay’adaha kaladuwan Ee Dawladda marka Laga Reebo Mushaharaadka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Raashinkooda sidookale Waxa la Ogolyahay iyana In laga Saaro Baahiyaha Yaryarka ah Sida Waraaqaha Xafiisyada Loo Isticmaalayo “Stationary”

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Hanti-dhawraha iyo Hadalladiisa.

www.Baadiye.com