Published On: Sat, Dec 2nd, 2017

Halkan-hoose Ka Daawo Muuqaalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jayte Oo ka badbaaday Jodgooyo loo Dhigay

Maxaas (BMC)-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jayte iyo Wafdi Uu Hogaaminayey Ayaa ka badbaaday Dagaal Jidgooyo Ahaa Oo ay U dhigeen Kooxaha Dawladda Somaliya Dagaalka kulajira,Dagaalkaasi Jidgooyada Ahaa Waxaa Ciidamada Somaliya kaga dhintay 2 Askari halka Ay Gudoomiye Jaynte Iyo Taliyaha Ciidamada Somaliya Ee Gobalkaasi Sheegeen Kooxaha Jidgooyada U dhigayeyna Waxay ka Dileen 11 Maleeshiyadaasi ka Tirsanaa.

Xigasho : Hiiraan

www.Baadiye.com