Published On: Sun, Feb 26th, 2017

Halkan hoose ka daawo muuqaalka qaabkii ay u dhacay xilwareejintii uu Madaxweynihiihore Xasan Sheekh Villa Somaliya ugu wareejiyey Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (BMC)Halkan hoose ka daawo muuqaalka habkii uu Madaxweynihii-hore Xasan Sheekh Maxamuud xarunta Somaliya looga taliyo ee Villa Somaliya Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaaajo.

www.Baadiye.com