Published On: Mon, Feb 27th, 2017

Dabweyn oo xalay saqdiihore ka hulaaqay Suuqa ugu weyn gancasiga Somaliya ee Bakaaraha oo sababay burburka hantibadan oo kaladuwan

Muqdisho (BMC)-Daweyn oo xalay abbaaro 9:00 fiidnimo xiliga Muqdisho ka huqaaqay suuqa ugu baaxadda weyn ganacsiga Somaliya ee Bakaaraha ayaa sababay burburka hanti farabadan oo kaladuwan oo ay lahaayeen Ganacsato Somaliyeed oo kala duruufo duwanaa.dadbani waxa uu xalay xilliga aan xaggasare ku soo sheegnay ka ooggmay suuqa Bakaaraha qaybtiisa Maacuunta iyo Xabaasuudda lagu iibbiyo waxaanu baa’bi iyey dhsimayaal farabadan iyo hantidii tiillay intaba sida ay warbaahinta kaladuwan ee Muqdisho ka sheegeen qaarkamida dadkii lahaa hantidaasi gubatay.

dabka noocan oo kale ah ee ka hulaaqa  suuqaasi Bakaaraha ayaan ahayn kii ugu horeeyey ee khasaarahan  oo kale geysta balse waxaajiray tan iyo sanadihii la soo dhaafay inuu soo noqnoqonayey khasaaraha uu keeno dabka noocan oo kale ah ee looga bartay inuu ka hulaaqo suuqaasi Bakaaraha ee Ganacsiga ugu weyn ee ay taallo hantida Somaliya.

www.Baadiye.com