Published On: Sun, Dec 24th, 2017

Gudoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Iyo Shaqaale Waynahakale Oo Tacsi U diray Helladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Marxuum Xuseen Mire Jaamac

Hargeysa (BMC)-Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid Faarax Axmed, Maareeyaha SOMTEL Mogadishu, Nuux Siciid Ducaale, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil S&CS Xasan Cabdi Cawad, Maareeyaha SOMTEL (Hargeisa) Hassan Sheikh Mohamoud Suufi, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maareeyaha DBI Saeed Mohamed Ali “Garseef”, Ku-Xigeenka Maareyaha DMT Axmed Warsame Ducaale iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay Tacsi tiiraanya badan u dirayaan Qoyskii, eheladii, asxaabtii, dhammaan bahda Dahabshiil Group iyo qaranka uu ka baxay Marxuum XUSEEN MIRE JAAMAC, Wakiilkii shirkadda ee Degmada Badhan, Sanaag, oo xalay ku geeriyoodey magaalada Ceerigaabo.

Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada.

Aamiin. Aamiin.

Sacad Muse Abdi
Head of Advertisement 
DMT Public Relation & Media
T: +476 705 9893
A: Dahabshiil Operations Center
2nd Main Road, 26 June Avanue,
Hargeisa, Somaliland
_______________________________________________________

This communication contains information which is proprietary to Dahabshiil, which is (and is intended to remain) confidential, being provided for the exclusive use of the intended recipient, and may be legally privileged.  If you have reason to believe  you are not the intended recipient(s), disclosing, copying, disseminating or otherwise taking any action in connection with this communication or the information in it is prohibited and may be unlawful. If you have reason to believe you have received this communication in error, please notify Dahabshiil, comply with the foregoing warning and delete this communication from your system.
 Please consider the environment before printing this email.
www.Baadiye.com
Xafiiska Hargeysa