Published On: Mon, Jan 8th, 2018

Halkan-hoose Ka Daawo Hiliblayaasha Magaalada Burco Oo Ka Cabanaya Maayarka Burco Mr Muraad Madaxweynaha Ka Codsanaya Inuu ka soo Gaadho

Burco (BMC)-Qaarkamida Hiliblayaasha Kawaanka Burco Ayaa Cabasho weyn ka muujiyey sida uu ula dhaqmayo Dadka masaakiinta ah ee Ku nool kuwaasoo caruuradooda ku biisha waxayar ee ay ka helaan xoolaha ay ku qalaan Kawaanka Warshadda casriga ah ee Dayib.

www.Baadiye.com