Published On: Mon, Apr 9th, 2018

“Anigu Waxaan ku haminayaa inaan Noqdo Madaxweynaha Somaliland waayo wax ii diidayaa majiraan” Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud” Waraysi Khaas ah

Hargeysa (BMC)-Mudane Cabdulqaadir Jaamac Xaamud Oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland gaar ahaan Guddiga dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa sheegay  inuu ku haminayo  inuu noqdo Mustaqbalka soo socda Madaxweynaha Somaliland sidaana waxa uu ku sheegay waraysi khaas ah oo uu siiyey shabakadda Baadiye.com.

Xildhibaanku sidookale waxa uu ka jawaabay su’aalo dooor ah oo dhinacyo badan taabanaya gaar ahaan arrimaha bulshada,doorashada soo socota ee Saami qaybsiga kuraasta Baarlamaanka soo socda ee kan badalidoona,beelaha laga tirada badan yahay iyo haweenka iyo qaarkale.warkan oo dhamaystiran isagoo maqal iyo muuqaalba ah halkan hoose ka daawo.

www.Baaadiye.com

Xafiiska Hargeysa