Published On: Mon, Mar 27th, 2017

Shirkadda Somtel oo Tacsi tiiraanyo leh u diraysa sarkaal ka tirsan shaqaalahooda Burco oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Qoryaale

Burco (BMC)-Bahda Shirkada Isgaadhsinta Casriga Ee Somtel Farceeda Gobolka Togdheer Waxay Dhanbaalkan Tacsida Ah Udirayaan Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum Maxamed Abadiraxmaan Xasan Warsame Oo  Ay Ooryo Walaal Ahayeen Mr  Abdisalaan Aadan Xaaji Ibraahim Oo Ka Tirsan Shaqalaha Somtel Burco Oo Ku Geeriyooday Gordhawayd Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Qoryaale.

Waxanay Ilahay Uga Baryayaan Inuu Naxaristii Janno Ka Warabiyo ,Qabriga U Wasiciyo Dhamaana Ehelkii Qarabadi Iyo Asxaabtii U Ka Baxayna Samir Iyo Imaan Saadiqa Ilahay Ka Siiyo Aamiin Amiiin Amiiin

www.Baadiye.com

Xafiiska Hargeysa