Geeljire

This user hasn't shared any profile information

By Geeljire On Thursday, March 16th, 2017
0 Comments

Uk Foreign minister Mr Boris Johnson has made surprisingly visited to Somali Capital of Mogadishu

Mogadishu (BMC)-Uk Foreign minister Mr Boris Johnson surprisingly visit to Somalia Capital of Mogadishu while his arriving was hidden from the media as he  may not aware of by the islamist radicals whose are interrupting More...

By Geeljire On Tuesday, March 14th, 2017
0 Comments

Qaybo kamida shacabka Muqdisho oo maanta isugu soo baxay salaadda Roob-doonta iyo Ra’iisulwasaare Khayrre oo ka duceeyey

Muqdisho (BMC)-Boqolaal qof oo ka tirsan shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan caasimadda rafaadsan ee Muqdisho ayaa saakadiihore isugu soo baxay tukashada salaadda Roob-doonta ah ee ilaaahay baryeyo inuu ka jabiyo Abaaraha More...

By Geeljire On Tuesday, March 14th, 2017
0 Comments

Degdegg:Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo loo diiday inuu shir ku qabsado Hotelka Maan-soor ee Hargeysa “waxaa nalagu yidhi xukuumadda xalay waraaqo keentay Hotelka oo tidhi kuma shiri karaan Waddani” Cabdillaahi Daamur”

Hargeysa (BMC)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa loo diiday inay shir ku qabsadaan Hotelka Maan-soor ee Hargeysa halkaasoo ay masuuliyiinta xisbigu kula hadli lahaayeen taageerayaashooda Hargeysa,hasayeeshee More...

By Geeljire On Monday, March 13th, 2017
0 Comments

Mudaaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeeday Cali Khaliif Galaydh oo xalay dhuusmashu ku galay Buuhoodle oo ay dadku dhaawacmeen

Buuhoodle (BMC)-Laba qof ayaa ku dhaawacantay inta la xaqiijiyey iska hormaad ka dhashay mudaaharaad lagaga soo horjeeday imaanshaha Cali Khaliif Galaydh oo sida la sheegayo xalay goor habeenimo ah ku galay magaalada More...

By Geeljire On Monday, March 13th, 2017
0 Comments

Madaxweynihiihore ee dalka Masar Maxame Xusni Mubaarak oo maanta si rasmiya jeelka looga sii daayey kadib 5 sano oo uu jeelka ku jiray

Qaahira (BMC)-Madaxweynihiihore ee dalkaasi Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa si rasmiya maanta jeelka uga baxay waxaanay caawa u noqonaysaa habeen ka duwan habeennadii uu jeelka ku dhex qaxwaynayey 5 tii sano  ee More...

By Geeljire On Monday, March 13th, 2017
0 Comments

Khilaafka siyaasadeed ee ka dhextaagan Dawladaha Turkiga iyo Holland oo cirka isku sii shareeray iyo qaarkamida waddamada reer Yurub oo turkiga u hanjabay

Rotterdam (BMC)-Khilaaka siyaasiga ah ee u dhexeeya Dawladaha Turkiga iyo Hollanad ayaa gaadhay meeshii ugu xumayd  intay jireen Dawladahaasi,waxaa maalmihii la soo dhaafay warbaahinta si weyn u hadheeyey xafiiltanka More...

By Geeljire On Monday, March 13th, 2017
0 Comments

Nin la sheegayo inuu Madaxa ka xanuunsanayey oo saaka waaberigoohore xaaskiisii oo 7 caruura u dhashay ku Gawracah Degmada Guriceel ee Gobalka Galguduudd

Guriceel (BMC)-Dadka degmada Guriceel ee Gobalka Galguduud ayaa saakadiihore ku soo toosay arrin aad u foolxumo badan oo ka yaabisay dadkii halkaa daganayaa kadib markii laga warhelay maydka islaan 7 caruura dhashay More...

By Geeljire On Monday, March 13th, 2017
0 Comments

Qaraxyo kaladuwan oo goordhawayd ka dhacay meelo kaladuwan caasimadda Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi

Muqdish (BMC)-Qaraxyo kaladuwan ayaa goordhawayd ka dhacay caasimadda xarunta Somaliya ee Muqdisho,qaraxa hore ayaa ka dhacay degmada dharkaynley ee Galbeedka Muqdisho halkaasoo gaadhi ay wateen kooxaha wax qarxiyaa More...

By Geeljire On Sunday, March 12th, 2017
0 Comments

Taageeridda mudaaharaadkii Londan ee lagu diidanaa Saldhigga Milatari ee Imaaraadka laga siinayo Berbera Xisbiga Waddani miyuu ku saxsanaa? By Cabdiraxmaan Caydiid

TAAGEERIDDA MUDAHARAADKA LONDON (UK)… XISBIGA WADDANI MIYUU KU SAXSANAA? (W/Q: C/RAXMAN CAYDIID)   Hargeysa (BMC)-Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan More...

By Geeljire On Sunday, March 12th, 2017
0 Comments

Fighters of the Eritrean People’s Liberation Front (EPLF) with their children, 20th June 1978. The women hold Russian-made Kalashnikov AK-47s

Asamara (BMC)-Fighters of the Eritrean People’s Liberation Front (EPLF) with their children, 20th June 1978. The women hold Russian-made Kalashnikov AK-47s.If not me, who? If not now, when? Simon weldemichael College More...