Xubnaha cusuub ee loo qaadanayo tababarka ciidanka dab-damiska magaalada Boorama oo Lagu Kala Saaray Imtixaam.

Hargeysa (BMC )- Ciidanka Dab-demiska Taliska Cusub Ee Magaalada Boorama Oo Lagu Kala Saaray Imtixaam, kaasi oo ay si rasmiya uga mid noqanayaan Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland.Saraakiisha Ciidanka Dab-demiska oo uu horkacayo Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dab-demiska Qaranka Cabdiqaadir Cumar Xaashi ayaa safar ugu kicitimay magaalada Boorama, More...

by Geeljire | Published 4 weeks ago
By Geeljire On Sunday, May 28th, 2017
0 Comments

Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo Wada Hadalo Uga Furmeen Magaalada Hargasya

Hargyesa (BMC)-Kulan qado ah ayay maanta isugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odyaasha ¬†Labada Beelood ee Ciidagale iyo Dhulbahante,Qado-Sharaftan oo ka qabsoontay Riyaad Hotel Ee Hargasya, ayaa waxaa ka soo qeyb More...

By Geeljire On Monday, May 22nd, 2017
0 Comments

Madaxaweynaha dalkaasi Maraykanka Mr Donal Trump oo ka mabsuuday daawashada sawirrada Kacbada Barakaysan sawirkeeda oo ku dhaganaa goobtii uu ka dhacayey shirkii Marykanka iyo Dunida Muslimka

Riyad (BMC)-Madaxweynaha dalkaasi Maraykanka Mr Donal Trump ayaa xalay laga la soo daawadsiiyey muuqaalada sawirrada madashii shirkaasi ka dhacayey waxaanu si gaara indhaha ugu qabtay isla markaana qalbiga ku nageeyey More...

By Geeljire On Saturday, May 20th, 2017
0 Comments

Degdegg:Cali Khaliif Galayd oo Hadda soo gaadhay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa

Hargeysa (BMC)-Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa daqiiqado uun ka hor la arkay isagoo soo galaya Hotelka Maan-soor ee Hargeysa,waxay ahayd salaadii makhribka uun markii sidaa foodda looga qaaday waxaanan More...

By Geeljire On Saturday, May 20th, 2017
0 Comments

Mudanayaal iyo masuuliyiinkale oo ka socday dalka Jabouti oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ra’iisulwasaare Kaamil oo lagu wado inuu dhawaan soo gaadho Somaliland

Hargeysa (BMC)-Raxan masuuliyiin-sarsare ah oo ka socotay dalkaasi Jaboubti oo ay hogaaminayaan xildhibaanno xukuumaddaasi ka tirsan ayaa shalay ka soo dagay dhabaha diyaaradaha ee Hargeysa,waxaana lagu wadaa booqashada More...

By Geeljire On Friday, May 19th, 2017
0 Comments

Garsoorayaashii gacanta ku hayay kiiskii Julian Assange oo ahaa aas aasihii shabakadda Wikileaks ayaa

London (BMC)-Qareennadii gacanta ku hayey kiiskii aas-aasihii shabakadda afka dheer ee Wikileaks Mr Julian Assange ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeen dacwadii loo haystay ninkaas ee ahayd inuu Gabadh fara xumeyey More...

By Geeljire On Thursday, May 18th, 2017
0 Comments

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaliya oo saaka dil toogasho ah ku xunktay ninkii ka dambeeyey qarixii suuqa beerta ee degmada Waaberi

Muqdisho (BMC)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee xukuumadda fadaraalka {fadaraha} ayaa saaka waxay dil toogasho ah ku xukuntay ganac ku dhiigle horey dad badan ugu laayey qarixii ka dhacay suuqa beerta ee degmada More...

By Geeljire On Tuesday, May 16th, 2017
0 Comments

Madaweyne Farmaajo oo waraqd casuumad ahi uga timid dalka boqortooyada Sacuudi carabiya si uu uga qaybgalo shirka waddamada islaamka iyo Maraykanka oo Riyaad ka dhicidoona

Muqdisho (BMC)-Madaxweynaha Somaliya Cabdillaahi Maxamed Farmaajo ayaa la soo gaadhsiiyey warqad casuumad ah oo uga timid boqorka dalkaasi Sacduudiga Boqr Salmaan,warqaddaasi casuumadda ah oo uu safiirka sacuudiga More...

By Geeljire On Tuesday, May 16th, 2017
0 Comments

Kooxaha wax qarxiya oo saakadiihore weerar culus ku qaaday eegaanka Cumar Jilicow ee xadka Mandheer Kenya

Cumar Jilicow (BMC)-Kooxaha wax qarxiya ee ka dagaallama dugaha Somaliya ayaa saakadiihore weerar culus ku qaaday saldhigg ciidanka booliska dalkaasi Kenya ku halaayeen tuulada Cumar Jilicoaw ee duleedka demada More...

By Geeljire On Tuesday, May 16th, 2017
0 Comments

Maayarkii degmada Xariirad Abokor Xasan Guuleed oo daad qaaday iyo wasiirka ciyaaaha oo dirqi lagu soo badbaadiyey

Hargeysa (BMC)-Maayarkii degmada Xariira ee Galbeedka Gobalka Awdal Abokor Xasan Guuleed ayuu daad ku qaaday dooxyada u dhexeeya Qol-ujeed iyo Boon,dhanka kale raxmaddaasi ilaahay keenay oo la rumaysan ¬†yahay inay More...