Date archive forFebruary, 2017
By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Xadhigga Xisbiyahanku Xall-maaha:Faalladii Liibaan Ismaaciil Buraale

Xukuumada ka dhalatay xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne Siilaanyo hogaaminaya waxay ku soo hana qaaday midaynta iyo isku haynta afkaaraha kala duwan iyo hufnaanta aragtida, dhaxalka ugu weyn ee Madaxweyne Siilaanyo More...

By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Halkan hoose ka daawo heestii Kharda Daahir oo ay si wadajira u qaadayaan Huballada Caanka ah ee Yurub Geenyo iyo Hodan Africa

Muqdisho (BMC)-Hoballada Yurub Geenyo iyo Hodan Africa ayaa ka dhigay caasimadda Soo kaxaysa ee Mudisho show quruxbadan oo soo jiidanaya dareenka gaar ahaan dadkiihore ee waayo waayo daawan jiray Khadara Daahir More...

By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Maamulka Dawladda Hoose ee Gebiley oo bulshada deegaankaasi u dirtay farriin ugu dirtay warbaahinta inay kala qaybqaataan dhismaha dhagaxa lagu lagga dayrayo Laagta Dooxa Qalax

Gebiley (BMC)-Maamulka Dawladda-hoose ee Gebiley ayaa bulshada deegaankaasi ka coday inay kala qaybqaataan dhisna la doonayo in lagaga dayro laagta dooxa Qalax oo soo gashay dhismihii Schoolkaasi oo hadda khatr More...

By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya Mr Farmaajo oo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Xukuumaddiisa cusub u soo xushay Xasan Cali Khayrre oo ah nin haysta dhalashada dalka Norway

Muqdisho (BMC)-Madaxweynaha xilka dhawaan loo doortay ee Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmajo ayaa maanta wareegto ku soo saaray magacaabista Ra’iisulwasaaraha cusub ee furaha dhismaha xukuumaddiisa cusb,ninkan More...

By Geeljire On Thursday, February 23rd, 2017
0 Comments

Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo xafladd ballaadhan ku soo dhaweeyey taageerayaasha iyo cududda dhalinyarada Horseed (Sawirro)

Hargeysa (BMC)-Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa xafladd ballaadhan ku si hagar la’aan ah ugu soo dhaweeyey boqolaal qof oo kaga soo butaacay Degmada Maxamed Mooge kuwaasoo huwanaa  magaca “taageerayaasha More...

By Geeljire On Wednesday, February 22nd, 2017
0 Comments

Madaxweynaha dalka Jabouti Ismaaciil Cumar Geelle io wafti ballaadhan oo uu hogaaminayo oo soo gaadhay caasimadda Mudisho iyo madasha caleemo-saarka Madaxweynaha Somaliya Mr Farmaajo

Muqdisho (BMC)-Madaxweynaha dalka Jabouti Md Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafti ballaadhan oo wasiirro iyo saraakiisha ciidamadada,Ganacsataduba kamid yihiin ayaa ka soo dagay gegida diyaaraha caalamiga ah ee Muqdisho More...

By Geeljire On Wednesday, February 22nd, 2017
0 Comments

Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya Mr Farmaajo oo sitoosa uga socota caasimadda Muqdisho

Mqudisho (BMC)Xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha Dawladda fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa si toosa hadda uga socotota caasimadda Somaliya halkaasoo si rasmiya loogu soo afjarayo inuu Madaxweynuhu More...

By Geeljire On Wednesday, February 22nd, 2017
0 Comments

The Best Defense: Threats to journalists’ safety demand fresh approach

New York, February 21, 2017 [BMC)–Much work remains to be done to improve journalists’ security in the face of unprecedented threats, including the spread of violent non-state actors, the shrinking rule More...

By Geeljire On Tuesday, February 21st, 2017
0 Comments

Halkan ka daawo:Dictor Lixjir oo aqoon is waydaarsi qiimo badan ku soo bandhigay Naadiga Akhriska iyo qoraalka ee magaalada Gabiley

Gebiley (BMC)-Dr Cabdirisaaq Muxumed Xasan “Lixjir” oo dibadaha wax ku soo bartay ayaa aqoon si weydaarsi qiimo badan ku soo bandhigay xarunta Dawladda Hoose ee Gebiley waxaanu Dictorku ka warramay meelaha More...

By Geeljire On Monday, February 20th, 2017
0 Comments

Ciidamada dalka Maleesiya oo jeelasha u taxaabay tiro dad ah oo lagu xidhiidhinayo inay ku lug lahaayeen sumayntii uu ku dhintay hogaamiyaha dalka waqooyiga Kuuriya walaalkii

Kuwalalampur (BMC)-Ciidamada Booliska dalka Maleesiya ayaa jeelaha ku guray tiro dad ah oo lagu xidhiidhiyey inay wax ka ogaayeen dhimashada Kim jon Nam oo ahaa hogaamiyaha dalka waqooyiga Kuuriya nin ay xagga aabe More...